VIDEO Maydadka dagaalyahano Afqaanistaaniyiin ah oo ay ciidamada mareykanku ku dul kaadinayaan U.S. Marines Misrepresenting US Urinating on Afghans

1/12/2012 5:34:00 A


U.S. Marines Misrepresenting US Urinating on Afghans

Meydadka ayaa u muuqdo in ay dhalasho ahaan yihiin dalka Afqaanistaan ku labisan dharka algu garto waxaana dhinacooda yaal gaarigacan iyada oo dushooda ay ku kaadinayaan ilaa Afar qof oo ku labisan dharka ciidamada maraykanka .

dowlad aamraykanka ayaa ka hadashay waxayna balan qaaday in ay arintaan baridoonto isla markaana Vedi-yahaan uu keeni karo caro ay ka qaadaan muslimiinta caalmka gaar ahaa dadka reer Afqaanistaan

 



FG: Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.





Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com