Maamulka Ispitalka Xayaad oo sheegay in dib loo howlgaliyey ka dib markii uu in mudo ah howlihiisii caafimaad dagaalada dartood ay u jooogsadeen .( DAAWO SAWIRADA )
Munaasiba si heer ah loo soo agaasimay isla markaana ay ka qeybgaleen Ardayda Mid ka mid ah jaamcadaha Muqdisho
Macalimiinta masuuliyiint dhaqaatiirka ka howgasha Ispitalka xayaad ee deegaanka if iyo aaqiro ayna casharo su.aalo lagu weydiinayey ka bixinayeen dhaqaatiir Turki ah ayaa ka dhacday hoolweyn ee gudaha ispitalka xayaad .
Munaasibada oo lagu maamuusayey dib u howlgalinta ispitalka oo mudo u xiraa dagaaladii qaraaraa ee Muqdisho ka dhacay ayaa waxaa casharo caga caafimaadka ah ka jeediyey Prof Dr orhan alimoglu wuxuuna ku dheeraaday casharada la xiriira xaga qaliinka jirka dad iyada oo markii danbana ardaydu su’aalo ka waxka weydiinayeen casharadii .
Guntii iyo gabagabadii waxaa xaflada ka hadlay Dr Osman fiqi oo ah madax ispitalka Xayaad oo sheegay in haatan wxii ka danbeeya uu ispitalku sahqadiisii si caadi ah u bilaabi doono wixii laga soo bilaabo bishaan 21 keedii iyada oo kaalo uu ispitalku ka helayey qaar ka mid ah hey.addaha maxaliga ah
Dr Osman ayaa intaa hadalkiisa ku daray in ispitalka la keenay qalab casri ah iyo dhaqaatiir qibrad fiican u leh howlaha kala duwan ee caafimadka qaliimadiina ay dib u bilaaban doonaan wuxuuna soo hadal qaday in ardayda casharo ay siin doonaan dhaqaatiir ay u soo xuli doonaan .
Dhaqaatiirka ispitalka dib u howlgalkiisa shaqada ka bilaabi doono ayaa waxaa ka mid ah Dr Cabdicasiis Maxamed Warsame oo isagu dhawaan dalka dib ugu soo laabtay ,Drs Caaliyah Xasan Raage ,Dr Osman Fiqi ,Drs keyf Xersi Kheyre ,waxaana saacadaha qaar soo fadhiisan doono Dr Axmed Sheekh Doon .

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )