Xarakada Alshabaab oo sheegtay qaraxii dhuusamareeb in ay ugu aargudayeen Adan Xaashi ceyro isla kaana ku hanjabay in ay sii wadayaan ( DHAGEYSO CODKA OO DHAN )

5/1/2012 9:07:00 PM

Afhayeenka xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud raage oo goordhow qadka taleephonka shir jaraid ku qabtay ayaa tibaaxay in ay qaraxaan ciidamada Alshabaab ay ka danbeeyeen


Ka dib qarax geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawacyo kala duwan isla markaan ay ka mid noqdeen dadkii ku geeriyooday xildhibaano iyo saraakiil ciidan uuna ka danbeeyey qof naftii hure ah ayaa sacado ka dib waxaa masuuliyada qaraxaasi sheegtay in ay ka danbeeyeen xalada Alshabaab .

Afhayeenka xarakada Alshabaab   Sheekh Cali Maxamuud raage oo goordhow qadka taleephonka shir jaraid ku qabtay ayaa tibaaxay in ay qaraxaan ciidamada Alshabaab ay k adanbeeyeen isla markaana ay ugu aargudayeen sheikh Adan cerow iyo Sheekh Muxudiin oo ka hore dhusamareeb ay ku qarajiyeen ciidamada Mareykanku sida ay sheegteen ,waxaana uu hadalkiisa ku daray in ragii dilkiisa ka danbeeyey ay qaraxaaan la beegsadeen kuwaas oo uu sheegay in ay goobjoog ahaayeen halka qaraxu kla dhacay .
 


FG: Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.





Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com