Nin Shaqaale ka ahaa SKA oo xaabsaday hanti gaareysa Malaayiin doolar oo uu lahaa Shacabka Somaliyeed
Nin Magdi lagu sheegay una dhashay dalka Masar isla markaana heystay dhalshada dalka mareyknka ka mid ahaa madaxda
Ninkaan reer Masar ah ayaa Xaabsaday oo la tagay hanti gaareysa Malaayiin doolar oo uu lahaa Shacabka Somaliyeed
Shirkada SKA ee Maamusha Adega guud ee Garoonka Magaalada Muqdisho dadaalna ugu jidhay in ay la wareegto Gacan ku heyn ta Garoomada dalka ayaa la goostay lacago Malaayiin dolar ah wuxuuna diyaarad la raacay lacagtii oo dhan .
Nin kaan ayaa la sheegay in uu ahaa qasnajigii shirkada kana tirsanaa qeybta lacagta ay qabto Shirkada SKA
Magdi ayaa xanbaartay lacagtii Shirkadu Shaqeyenysay mudo dhowr bilood ah oo taalay meel uu mar hore sii saxansaday
Warku wuxuu inta ku darayaa in magdi uu qaabilsanaa qabashada lacagaha shirkadu ka qaado diyaradaha soo caga dhigto garoonkamana cada tirade lacagta in ay la egtahay .
Haseahaatee waxaa la xaqiijiyey in uu isla garoonka si sharci ah uga raacay diyaarad rakaab ah oo aan la shacin halka ay ku sii jeeday .lacagta uu dhacay mid ka mid ah sahqaalaha SKA ayaa aheyd tii ay shaqeyneysay tan iyo xiligii ay shaqada bilowday
Magdi ayaa markii uu dhoofay ka gadaal la ogaaday in ay lacagtii maqan tahay oo uu la xishoday in u ku wareejiyo maamulka isaga uga danbeeyo shirkada SKA si howsha halkeda looga sii wado .
Waxda socdaalka ee dowlada KMG ayaa waxaa arintaa ku wargaliyey nin kale oo magaciisa lagu sheegay tooni oo isne ka mid ah madaxda sahqaalaha SKA ee maamusha garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ,isaga oo ka dalbaday waaxda socdaalka iyo dad dhigida in soo qabashada ninkaas lagu gacansiiyo
Inta ka dib ayaa la xaqiijiyey in magdi iyo lacagtii shacabka somaliyeed ninkii dhacay oo kaliye lagu qabtay garoon diyaaradeed oo ku yaal dalka Kenya waxaana warku intaa ku darayaa in aan gacantiisa lagu arag weli wax lacagah oo uu meeleystay goor sii horyay .
Masuuliyiinta waaxda socdaalka ayaa dadaal dheer u galay sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa magdi kuwaas oo la hadlay masuliyiinta dalka Kenya kuwaa soo suurta galiyey in gacanta lagu dhigo magdi
Lacagta dhaca loo geystay ayaan kala macadayn in ay tahay qeybtii shirkada SKA ay shaqada ku heshay iyo in ay tahay mid aysan weli qeybsan dowlada MKG oo heshiiska kula gashay,ba;se lacagta ayaa ah mid laga uruuriyey shacabka somaliyeed oo sugayey in dalka iyo dadka wax loogu qabto.
Shaqaalaha shirkada SKA ayaa ah dhamaantod Ajaaniib u soo shaqa tagay dalka marka laga reebo shaqaalaha hoose oo qaarkood somali yihiin kuwaas oo aan xogta shaqada heynin awoodna aan u laheyn in ay wax maareeyaan
Si kastaba ha ahaatee waxaan la ogeyn sida uu magdi uga jawaabi doono arinta lacagaha meel dhow u soo jirsaday iyo saameynta ay ku yeelan doonto Shirkada SKA oo dad badani aamin san yihiin in ay si sharci daro ah dalka ku joogto
Inkasta oo ay garoonka dayactir lixaad leh ku sameysay geysanya qalab uu garoonku ku shaqeyn karo .
Wararkii hore ee Shirkada SKA halkaan ka la soco somalisan.com/

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )