Ciidamada Bolice-ka oo dhoolatus gaadiid ku sameeyey qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ( DAAWO SAWIRADA )
Gaadiidkaan ayaa tiro ahaa gaarayey inLabaatameeyo wuxuuna ka koobnaa Shabaqlayaal Mootooyin iyo gaadiidka xamuulka
ciidamada booliska DKMGS oo Dhoolo tusk u sameeyey Gaadiid ay dhawaan ugu deeqday Dowlada Jabaan isla markaasina luoogu tala galay in ay ku howl galaan ciidamada booliska waxaana ay taliska ciidmada booliska DKMGS oo horkacaya noocyadani kala duwan ee gaadiidka ciidan ah ay dhoola tusk u soo mareen qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee degmooyinka Gobolka Banaadir.
Gawaaridan oo isugu jiray gawaari yar yar re,gurmadka gargaarka deg deg ah ee Umbalaasyo, Shabaqleyaal, iyo waliba gaadiidka waaweyn ee ciidamada qaada kuwwasi oo ay hortkaceen mootiyin ciidan ayaa soocod dheer ku maray inta badan wadooyinka waaweyn ee Muqdisho iyagoona socdkooda ku soo gabagabeeyay Xerada Gaadiidka Booliska degmada C/casiis Ee Gobolka.
Qaar Ka mid ah saraakiisha Sar saree Ee Ciidamada Booliska DKMGS ayaa Dhoola Tuska kadib waxa Ay saxaafada kula Hadaleen Gudaha Xarunta Gadiidka Booliska Degamada CabdiCasiis Iyagoona ka warbixiayay Gadiidkani Oo ay Sheegeen In ay U isticmaalayaan Howl Galo ay ka Fuliyaan Degmooyinka Kala Duwan Ee magaalada Muqdisho.
ugu Horeyn Taliyaha Ciidanka Booliska Booliska Gobalka Banaadir, Gen. Axmad Xasan Maalin Ayaa sharaxay ujeedada dhoolatuska Iyo qaabka ay u isticmaalayaan Gadiidkani uisagaintaa hadalkisa ku darey inay ciidanka bolice-ku baahi weyn u qabeen gaadiidkaan .
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyadda ee C.I d ee Ciidanka Booliska Soomaailyeed, Gen. C/lahi Xasan Bariise Oo Isna ka mid ahaa Masuuliyiintii Ciidanka Booliska ee Ee Goobta ka Hadalay ayaa Isna Sheeegay In aysan gadiid Waxba Qaban Karin hadii aysan wad Shaqeeyn Ka Helin Dhinaca Shacbka .wuxuuna sheegay in ay sugayaan gaadiid intaa ka badan oo ay ku dhameystriaan howlaha ciidanka bolice-ka horyaal
Taliyaha Xarunta Gadiidka Booliska G.sarae Maxamed faahfaahin ka bixiyey noocyada gaadiidka aiyo halka loo qondeeyey isaga oo tibaaxay in gaadiiddakaan loogu tala galay Gudaha amagaalada Muqdishoi oo kaliye.
Gaadiidkan dhoolutuska ay ku sameeyeen Ciidanka Booliska ayaa qayb ka ahaa Qalab ciidan oo dhawaan dowlada kala duwan ay ugu deeqayeen dowlada KMGS kuwaa oo ay u danbaysay deeq gadiid oo DKMGS ay Ka heshay Dowlada Jabaan loona soo marsiiyey Umadaha Midoobay .

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )