Maamulka dagmada Cabdilcasiis oo saxafada u soo bandhigay dhalinyaro iyo qamri howlgalo ay ku soo qabqabteen (DAAWO SAWIRADA )
Howlgalaan ayaa maalmihii ugu danbeeyey ka socday qaybaha ay ka kooban tahay dagmada cabdicasiis ee gobolkani Banadir
Maamulka Gobolka Banadir ee dagmada Cabdilcasiis oo howlgalo ku soo qabqabtay dhalinyaro ay sheegeen in ay ka ganacsanayeen qamri iyo muqaadiraad kale .
Shir jaraid oo ay si wada jir ah u wada qabteen taliyaha ciidamada bolice-ka ee qeybaha guud ee gobolka banadir Janeral garaad ,gudoomiyaha dagmada cabdicasiis iyo Afhayeenka gobolka Banadir ayey ku sheegeen inay baritaano iyo howglao ay ka fuliyeen nawaaxiga xeebta liido ayey ku soo bandhigeen in ka badan 21tartoon oo qamri ah iyo 4 dhalinyaro kuwaas oo gacmaha katiinado uga xiran yihiin waxaana ay sheegen in la soo qabtay iyaga oo ku guda jira kala iibsiga qamriga .
Sidoo kale gudoomiyaha dagmada cabdilcasiis Cabdulaahi xuseen Xasan ( Cabdulaahi Fanax ) oo isne saxaafada kula hadlay goobta lagu soo bandhiga maxaabiista iyo alaabooyinka ay qamriga ka mid tahay ayaa si caro leh uga hadlay isaga oo ku nuuxnyuuxsaday in ay diinta islaamku xaaraantinimeyneyso qaadashada iyo isticmaalka qamriga ayna munaasib tahay in isla goobta lagu gubo .
Taliyaha ayaa sheegay in ay alaabooyinkaan ay shaqaalaha maraakiibta la socoto uga soo bedesheen badeecado kale oo ay u baahnaayeen ka dibna la soo qabtay inyaga oo ay dooni siday keentay xeebta ka dibna lagu soo qaaday gaari yar oo kuwa raxada ah .
Janaraal Garaad Nuur Cabdulle ayaa ka cudurdaartay in aan qamrigaan la gubi Karin inta lagu cadaynayo ragii lagu soo qabtay ayna marqaati u tahay xaga maxkamadaynta maxaabiista wuxuuna balanqaaday in bulshada horteeda lagu gubi doono markii la xakumo maxaabiista ka dib
Qaar ka mid ah maxaabiista oo saxaafada la horkeenay ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay ku luglahaanshiyahay waxyabaha lagu eedeynaayo .
Maxaabiista ayaa kala ahaa daralkii gaariga ,naaquudihii doonta ,iyo laba nin oo ahaa kuwii maraakiibta badeecada uga soo bedeshay

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )