Xisbiga dadka oo xafiis siyaasadeed ka furtay Afgooye sheegeyna in burcad badeeda xabsiyada laga sii daayo haddii kale ( DAAWO SAWIRADA ) ( DHAGEYSO CODKA )
aduu ku guuleysto in mudo yar oo kooban uu ku soo cilin doono amnigii iyo kala danbeyntii uu dalku lahaa uuna dalku noqon doono dal barwaaqo uuna howl galin doono shirkado uu qandaraasyo la galayo dagmooyinka dalkuna ay heli doonaan adeega guud ee bulshadu u bahan tahay uuna si dhaqso ah u dhisi doono dakadaha airporada iskuulada waxbarashda goobaha caafimaadka iyo wadoyinka uuna maalgalin doono wax soo saarka beeraha iyo warshadleyda dalka iyo kaluueysatada
The First Presidential Candidate Campaigns Outside of Mogadishu
Afgoye, Somalia – On June 22, the Chairman of the People Party of Somalia and its presidential candidate, Dr. Said Issa Mohamud, visited Afgoye, a city 15.8 miles from Mogadishu. Dr. Mohamud, led a delegation of Somali Traditional elders and members of the party. The delegation was welcomed by the local authorities, including the Governor of Lower Shabelle region and the Mayor of Afgoie, and large crowds of the local residents. While in Afgoye, Dr. Mohamud spoke of the difficulty of the government transition and officially opened a regional office for the People Party of Somalia. This was the first visit of any candidate beyond Mogadishu perimeter and also the first campaign office any political party has opened outside of Mogadishu. The opening of this office is designed to help end decades of crises and isolation. Since Somalia’s transitional rule is ending in August due to the UN mandated election, Dr. Mohamud and many city elders have campaigned to inform citizens on how they may participate in the election process. Mohamud emphasized that while the people of Lower Shabelle region are mainly agricultural, peace-loving people, they deserve a better, more stable, and credible government. He told listeners that if the current corrupt transitional officials are reelected in August, then the country will fall back into civil war and hopelessness. Presidential candidate Mohamud, Governor of the Lower Shabelle region, and the local traditional elders toured the city of Afgoie and walked peacefully with the people on the main roads that connect Mogadishu to Afgoye. On the roadsides, hundreds of people came out cheering, waving flags and green leaves to welcome the delegation. In joint press conference, Mohamud and local traditional elders supported the bravery of the Somali military and African peace keeping forces (AMISOM) who brought peace and stability to Somalia. He welcomed the beginnings of political negotiations between South and North Somalia, indicating that cooperation between the two sides will enable real stability the country. In addition, Mohamud mentioned that millions of dollars of aid money were looted by Somali transitional officials and international organizations. Mohamud noted that only the corruption of Somali officials was brought to light, while the international community seemed immune to investigation. "It is a disgrace that millions of aid dollars are spent in Nairobi pampering high officials while the Somali people are still dying from a lack of food and medicine. The world press needs to draw attention to the Nairobi Mafia and investigate the millions lost before aid reaches needy people," said Mohamud. Furthermore, Mohamud told people that it is now time that all those who were ineffective, corrupt, and participated in the past twelve years of the transitional government, 21 years of the military dictatorship and 21 years of the bloody civil war to step down and let new people lead the upcoming government. Mohamud supported the creation of Senate chamber composed of 75 traditional elders but opposed the increase of the lower chamber to 275 members. The presidential candidate said that the country is struggling and cannot afford too many members in parliament. "The country needs a quality rather than quantity." Mohamud is saddened that the transitional president of the interim government has announced his re-election bid in Nairobi in front of the international community on June 23rd. "It could be perceived that donor countries, international organizations, and the international community, led by UN, are indirectly supporting a scenario in which Somalia remains in the hands of corrupt officials and remains in chaos for years to come," Mohamud added.
Gudoomiyaha xisbiga ahna musharax u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee dalka Prof Saciid Ciise Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay dagmada Afgooye oo ka tirasan Gobolka Sh/hooose waxaana booqasahdiisu salka ay ku heysay sidii uu xisbigu xafiis uga furan lahaa dagmada Afgooye .
Waana markii ugu horeysay xafiis siyaasadeed ka furtay iyada oo ay soo dhaween maamulka gobolka Sh/hoose iyo odoyaasha dhaqanka oo uu Kulan balaaran kula yeeshay gudaha xafiiska cusub ee loo furey xisbiga dadka ee uu hogaamiyo musharaxa Prof Sacciid ciise Maxamuud isaga oo kala hadlay ujeedka siyaasadeed ee uu u furtay xafiiskaani
Prof Saciid ciisa ayaa oo ay wehliyaan xubno ka tirsan taageerayaashiisa ayaa socod dhulka ah ku maray wadada isku xidha Muqdisho iyo Afgooye wuxuuna markii danbe ku dhax lugeeyey qeybo ka tirasan dagmada Afgooye oo si aad u sareysa loogu soo dhaweeyey waxaana wadooyinka iskuugu soo baxay dadweyne aad u tiro baran kuwaas oo ruxayey caleemo qoyan halka qaarkoodna ay heysteen boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo lagu taageerayey iyo caleemo qoyan wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu dib ugu soo laabto dagmada Afgooye oo ay ugu danbeysay mudo ka badan labatan sanao sano .
Gudoomiye saciid ciisa ayaa shir jaraid ku dhaxqatay beer ka mid ah beeraha ku yaal dagmada Afgooye isaga oo saxafada halkaa kula hadlay una sheegay in uu doonayo sidii uu ula kulmi lahaa shacabka ku nool dagmada Afgooye wuxuuna xariga ka jaray xafiiska xisbiga dadka faraciisa dagmada Afgooye iyo qeybaha koofureed ee dalka .
Gudoomiyaha soo dhaweeyey waxqaadka ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo uu sheegay in ay qeybo badan xasiloonidii dib ugu soo celsheen wuxuunna shacabka u rajeeyey in ay heli doonaan dowlada caadil ah oo soo celisa daganaanti ,sharaftii iyo karaamadii umadu laheyd .
“Prof Saciid Ciise waxaan shacabka Somaliyeed u sheegayaa in xisbiga daku yahay xisbi siyaasadeed xisbi rayid ah oo aan hubeysneyn nabada aaminsan dagaalada diidan oo ka soo horjeedo mucaarad aan aheyn waxaan nahay xisbi nabadeed ujeedadiisuna tahay in shcabka somaliyeed dib u helo dowladnimadiisii “
Musharaha saciid ciise ayaa hanbalyo u direy odoyaasha dhaqanka oo uu sheegay in manta hoganka dalka gacantooda uu ku jiro kuwaas oo 135 ka mid ah loo doortay in ay soo xulaan madaxdii dalku yeelan lahaa wuxuuna ka codasay in aysan iibsan awooda gacanta loo galiyey ayna iska ilaaliyaan in ay wax musuqmasuqaan ayna umada u soo xulaan dad karaama leh si dalku uu uga baxo marxalada kala guurka ah
Gudoomiyaha xisbiga dadka ayaa ugu baaqay dowlada in ay ciidamada siiso agabyadii iyo dhaqaalii ay ku gudan lahaayeen waajibaadkooda shaqo wuxuuna si aad ah u soo dhaweeyey abuuritaanka aqalka odoyasha oo uu sheegay in ay tahay arin looo baahan yahay isaga oo daba dhigay in arimaha odoyasha gacmo gacmeysiga laga daayo
Xisbiga dadka ayaa tibaaxay in uu aad ugu faraxsan yahay isla markaasina ay soo dhaweynayaan wada hadalada qotada dheer ee u bilowday dhinacyada somalida ee koofurta iyo waqooyiga dalka isaga oo ku magacaabay Hargeysa iyo Mogadishu
Aad bey noo farax galineysaa waana hadahalo bilow ah waxaan rabaa reer Somaliland in aan u sheego qaladaadkii dhacay lixdameeyadii iyo mida hada taagan in aysan wax qalad ah ku laheyn haddii Somaliland go.aankeeda goosasha ah ay ka laabato xisbigu wuxuu qabaa in aan wax la isla waayi doonin ayna soo dhaweynayaan talaabadaas ay Somaliland horey u qaaday ayuu yiri Prof saciid
Xsbiga daka ayaa ugu soo jeediye madaxda dowlada iyo madaxda Somaliland in ay booqashooyin is dhaafsadaan si wadada wada hadaladu si rasmi ah ugu furman .
People Party of Somalia Opens Campaign Office in Afgoye

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )