" />

Xarakada Alshabaab oo soo bandhigtay filim ka hadlayo habkii loo Burburiyey Gaari uu laha iyo hogamiye maraylanku badi goobayey oo duqeymi diyaradeed loo adeegsaday iyo muuqaalka 3 nin oo arinta loo toogtey arintaa

9/26/2012 10:01:00


hogaamiye bilal albarjawi oo aha muhajir dalka somaliya ku sugana ayaa deegaanka ceelasha biyaha isagaiyo garigiisii ku burburiyeen ka dib markii laga war helay halka uu ku sugn yahay .

Bilal oo ahaa nin kasoo jeedo asal ahaan dalka Lubnaan balse ku dashay kuna barbaaray dalka Britain ayaa ka tirsanaa hogaamiyaasha Al Qacida ee Geeska Africa, waxaana uu xiriir la lahaa hogaamiyaasha Al Qacida ee Jasiirada Carabta xaruntooduna tahay Yemen.

Horay ayey Mareykanku uga fuliyeen Soomaaliya duqeymo ay u adeegsadeen diyaaradaha duuliye la,aanta ah, waxaa ka mid ah weerarki ay sanadki 2009 ku dileen Adan Ceyroow, iyo kii sanadki 2010 lagu qaarijiyey Saalax Cali Nabhaan


Warar kale oo xiiso leh halkaan ka aqriso.


FG: Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.

Fikirkaaga hoos kadhiibo:





Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com