halkaan ka aqriso Tirada wariyeyaashii la dilay iyo magacyadooda
wariyeyaasho waa dhibanayaal wax la qaba bulshada qeybaheeda kala duwan waxayna ka tirasan yihiin birimageydhada ( shacabka aan hubeysneyn )
Tan iyo burburkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaa meesha ka baxay Amnigii iyo kala dambeyntii umadda Soomaaliyeed hore loogu yaqaaney, waxaana dhacay in la ugaarsado dadka Aqoonta leh oo bulshada indhaha u ah.
Ugaarsi aan loo meel dayin oo ku saleysneyn qorshe gaar ah balse lagu cirib tirayo dadka wax garadka ah ee bulshada indhaha u ah ayaa noqdey tusbax afka laga furey.
Aqoonyahanada,Nabadoonada,Waxgaradka,Suxufiyiinta,Madaxda
Dowlada,Siyaasiyiinta,Ganacsatada Magaca leh,dadka u olaleeya islaanimada iyo dhamaan qof walba oo dhaq-dhaqaaq muwaadin nimo laga dareemo.
Dowlada,Siyaasiyiinta,Ganacsatada Magaca leh,dadka u olaleeya islaanimada iyo dhamaan qof walba oo dhaq-dhaqaaq muwaadin nimo laga dareemo.
Ayadoo taasi ay noqotey mid joogta ah oo bilow u noqotey dadka wax ma garatada ah ee naftooda nacay kuwaas oo inta falal kaa yaabiya .
Saxaafada ayaa ka mid aheyd kuwa sida aadka ah loo ugaarsadey oo diirada kowaad la saarey loona arkey mid cadow ku ah danta
shaqsiyadeed ee u qof leyahay ama qabiil ama urur.
Hadaba waxaan soo uruuriney xog ku saabsan Wariyaashii/howl-wadeenadii dhanka Saxaafada ee la diley.
Qeybta dambe ee aan soo bandhigi doono ayad ku aqrisan dontaan
magacyada wariyaashi la dhawacay iyo kuwii ka badbaadey shirqoolada iyo kuwii la xirey ee tacadiga la kulmey.
magacyada wariyaashi la dhawacay iyo kuwii ka badbaadey shirqoolada iyo kuwii la xirey ee tacadiga la kulmey.
1. Abdisatar Dahir Sabriye Somali National TV
2. September 20,2012, in Mogadishu,Somalia
3. Libaan Ali Nur, Somali National TV
4. September 20,2012, in Mogadishu,Somalia
5. Cabdiraxmaan Yaasiin, Radio V O D
6. September 20,2012, in Mogadishu,Somalia
7. Xasan Yuusuf Absuge Radio Maanta.
8. September 21,2012, in Mogadishu,Somalia
9. Axmed Caddow Canshur, Shabelle Media Network
10. May 24, 2012, in Mogadishu, Somalia
11. .Farxan Jeemis Cabdulle, Radio Daljir, Simba Radio
12. May 2, 2012, in Galkayo, Somalia
13. Mahad Salaad Aadan, Shabelle Media Network
14. April 5, 2012, in Beledweyne, Somalia
15. Cli Axmed Cabdi, Radio Galkayo, Puntlandi
16. March 4, 2012, in Galkayo, Somalia
17. Abukar Xassan Moxamud, Somaliweyn Radio
18. February 28, 2012, in Mogadishu, Somalia
19. Hassan Cisman Cabdi, Shabelle Media Network
20. January 28, 2012, in Mogadishu, Somalia
21. Cabdisalan Sheikh Xassan Xiis, Freelance
22. December 18, 2011, in Mogadishu, Somalia
23. Noramfaizul Mohd, Bernama TV
24. September 2, 2011, in Mogadishu, Somalia
25. Barkhat Cawaale, Hurma Radio
26. August 24, 2010, in Mogadishu, Somalia
27. Sheikh Nur Mohamed Abkey, Radio Mogadishu
28. May 4, 2010, in Mogadishu, Somalia
29. Cabdulkhafar Cabdulkadir, freelance
30. December 3, 2009, in Mogadishu, Somalia
31. Mohamed Amin, Radio Shabelle
32. December 3, 2009, in Mogadishu, Somalia
33. Xassan Zubeyr, Al-Arabiya
34. December 3, 2009, in Mogadishu, Somalia
35. Mohamud Mohamed Yusuf, Radio IQK
36. July 4, 2009, in Mogadishu, Somalia
37. Mukhtar Mohamed Hirabe, Radio Shabelle
38. June 8, 2009, in Mogadishu, Somalia
39. Nuur Muse Xussein, Radio IQK
40. May 26, 2009, in Beledweyn, Somalia
41. Abdirisak Mohamed Warsame, Radio Shabelle
42. May 22, 2009, in Mogadishu, Somalia
43. Said Tahlil Axmed, HornAfrik
44. February 2, 2009, in Mogadishu , Somalia
45. Xassan Mayow Xassan, Radio Shabelle
46. January 1, 2009, in Afgoye, Somalia
47. Nasteh Dahir Farah, freelance
48. June 7, 2008, in Kismayo, Somalia
49. Hassan Kafi Hared, Somali National News Agency
50. January 28, 2008, in Kismayo, Somalia
51. Bashiir Nuur Geedi, Radio Shabelle
52. October 19, 2007, in Mogadishu, Somalia
53. Cabdulqaadir Mahad Moallim Kaskey, Radio Banadir
54. August 24, 2007, in Bardera, Somalia
55. Mahad Ahmed Elmi, Capital Voice
56. August 11, 2007, in Mogadishu, Somalia
57. Ali Sharmarke, HornAfrik
58. August 11, 2007, in Mogadishu, Somalia
59. Ahmed Hassan Mahad, Radio Jowhar
60. May 16, 2007, in Jowhar, Somalia
61. Abshir Ali Gabre, Radio Jowhar
62. May 16, 2007, in Jowhar, Somalia
63. Maxammed Abdullahi Khalif, Voice of Peace
64. May 5, 2007, in Galkayo, Somalia
65. Martin Adler, freelance
66. June 23, 2006, in Mogadishu, Somalia
67. Duniya Muhyadin Nur, Capital Voice
68. June 5, 2005, in Afgoye, Somalia
69. Kate Peyton, BBC
70. February 9, 2005, in Mogadishu, Somalia
71. Abdullahi Madkeer, DMC Radio
72. January 24, 2003, in Baidoa, Somalia
73. Axmed Kafi cawaale, Radio of the Somali People
74. January 26, 2000, in Mogadishu, Somalia
75. Marcello Palmisano, RAI
76. February 9, 1995, in Mogadishu, Somalia
77. Pierre Anceaux, freelance
78. August 31, 1994, in Baidoa, Somalia
79. Ilaria Alpi, RAI-3 Television
80. March 20, 1994, in Mogadishu, Somalia
81. Miran Krovatin, RAI-3 Television
82. March 20, 1994, in Mogadishu, Somalia
83. Anthony Macharia, Reuters
84. July 12, 1993, in Mogadishu, Somalia
85. Hansi Krauss, Associated Press
86. July 12, 1993, in Mogadishu, Somalia
87. Dan Eldon, Reuters
88. July 12, 1993, in Mogadishu, Somalia
89. Hosea Maina, Reuters
90. July 12, 1993, in Mogadishu, Somalia
91. Jean-Claude Jumel, TF-1
92. June 18, 1993, in Mogadishu, Somalia
93. Farah Hassan Sahal, Radio Simba
94. August 4, 2011, in Mogadishu, Somalia
95. Abdullahi Omar Gedi, Radio Daljir
96. August 31, 2010, in Galkayo district, Puntland, Somalia
97. Ali Mohammed Omar, Radio Warsan
98. February 16, 2007, in Baidoa, Somalia
Jirdilka loo geystey dhibanayaasha Saxaafada hadaba maxaa is oron laheyd in lagu dilay arimahaan adiga oo eegaya
4% Ayaga oo shaqadooda ku jiraJirdilka loo geystey dhibanayaasha Saxaafada hadaba maxaa is oron laheyd in lagu dilay arimahaan adiga oo eegaya
4% Musuqmasuq
14% Dhaqan
24% Xaquuqda bini adam
48% Arrimo Siyaasad
57% Dagaal
Axmed Al-cadaala
Somali Freelance
Nairobi,Kenya

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )