Taliska Ciidanka Booliska hogaankiisa baarista danbiyada oo saxaafada u soo bandhigay 15 dhalinyaroo oo ay sheegeen in ay yihiin ........ ( DAAWO SAWIRADA )
taliyaha hogaanka danbi barista ee C I Da Genaraal C/laahi Xasan Bariise oo shir jaraaid uu kaga warbixinayo dhalinyaradaani iyo 40 maxbuus oo wali xiran waxa uu warbaahinta ugu qabatay xarunta C .I. D da isagoona sheegay in ay dhalinyaradaani u gudbin doonaan maxakamada
Hogaanka danbi barista ciidnka booliska soomaaliyeed ayaa soo bandhigay 15 kani dhalinyarada ah oo ay ku sheegeen in ay yihiin gacan ku dhiiglayaal ka danbeeyay dilal ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaa oo ay tilmaameen in gacanta ay ku soo dhigeen baaritaan dheer kadib islamarkaana ay ku cadaadatay danbiyada loo heysto.
taliyaha hogaanka danbi barista ee C I Da Genaraal C/laahi Xasan Bariise oo shir jaraaid uu kaga warbixinayo dhalinyaradaani iyo 40 maxbuus oo wali xiran waxa uu warbaahinta ugu qabatay xarunta
C .I. D da isagoona sheegay in ay dhalinyaradaani u gudbin doonaan maxakamada intaa kadinb waxaa uu taliyaha faahfaahin ka biyay howlwl galada ciidanka booliska ay ka wadaan gudaha magaalada Muqdisho isagoona shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan.
Taliyaha laanta dambi-baarista booliiska, Jeneraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa u sheegay wariyeyaasha in raggan lagu soo qabqabtay howlgallo maalmihii lasoo dhaafay laga sameyanyay Muqdisho laguna sameeyay baaritaanno lagu caddeeyay inay dambiyada loo haysto geysteen.
"Raggan waxay ka tirsanaayeen Al-shabaab, waxayna Muqdisho ka geysteen dilal qorsheysan, dambiyadana waa ku caddaadeen, maxkamad ayaana u gudbinaynaa," ayuu yiri Jen. Bariise oo intaas ku daray in howgallada ay soconayaan inta raggan oo kale laga nadiifinayo magaalada.
Jen. Bariise oo sidoo kale afhayeenka booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in raggan lasoo qabqabtay xaafado ka tirsan degmooyinka Muqdisho oo ay si dhuumaaleysi ah ku joogeen, wuxuuna u digay xubnaha Al-shabaab ee weli ku sugan Muqdisho.
inta badan waxaa degmooyinka Gobolka Banaadir ka dhaca dilal qorsheeysan inkastoo qaar ka mid ah Gobolda dalka ay iyana ka dhacaan dilaalkaa ayaa taliyaha ciidanka boolisku waxa uu shirkiisa ku sheegay in ay iminka wadaan olole balaaran oo ay kaga hortagayaan dhamaan falalakaasi.
iskastoo ay maalmihii ugudanbeeyey ay magaalada Muqdisho xasiloontahaya ayaa hadda waxaa barbar socdo holwgalo balaaran oo ay wadaan ciidamada amaanku kuwaas oo lagu qabqabto boqolaal dhalinyaro ah kuwaas oo qaarkood loo gudbiyo xabsiyada

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )