VIDEO E-paspor-ka Cusub oo xafiisyo Laga Bixiyo looga furayo Magaalooyinka iyo codsi ku socod ....
Madaxa Hognka socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa sheegay in xarumo laga bixiyo pasportka Somaliya ay ka furayaan deegaankada ay ka mid yihin
Hogaanka Socdaalka Iyo Jinsiyadaha dowlada Soomaaliya oo ka Dalbaday maamul Goboleedyda Iyo qaar ka mid ah Wadamada Caalamka in ay Joojiyaan isticmaalka Pasportka Cagaaran.
Madaxa Hogaanka Socdaalka Iyo Jisiyadaha Dowlada Soomaaliya Genaraal C/laahi Gaafoow Maxamuud oo Xafiiskiisa Shirjaraaid U qabtay warabaahinta ayaa waxa uu ka dalabaday maamul goboleedyada iyo qaar ka mid ah wadamada caalamka in ay jioojiyaan isticmaalka baasboorkii cagaaranaa ee soomaaliya laga isticmaali jiray dalka kaa oo uu sheegay in ay kala kulmayaan Qatar dhinaca amniga ka dib kolkii uu galay gacmo badan oo ay ka midyihiin kuwo ajaaniib ah isagoona ugu baaqay in guud ahaan umada soomaaliyeed ay isticmaalaan e pasportka oo ay sheegay in ay dowlada Helitaankiisa u fududeeysay shacabka soomaaliyeed islamarakaana ay sameeyeen xaruumo si sahal ay kaga qaadan karaan gudaha iyo dibada .
Genaraal Gaafoow ayaa sidoo kale waxa uu markale ka hadalay caqabado ay dadka ka dhoofa garoonka aadan cade ay kala kulmaan garoonka wajeer oo uu sheegay in ay la kulmaan baaritaano saacado qaata isaganoona tilmaamay in rakaabka ka duulo garoonaka aadan cade ee magaalada Muqdisho ay yihiin kuwa ka maray baaritaan caalami ah amaan ahaana aad loogu kalsoonaan karo .
gabagabdiiayaa wax uu madax hogaanka socdaalka dowlada soomaaliya Genaraal Gaafoow uu shirkiisa jaraaid ku soo qaaday arimo la xariir nin u dhasahy dalka india oo dhawaan lagu qabtay magaalada bombsa ee dalka Kenya xili uu halkaasi ka soo dajinayay kontener ay ku jireen paasportka soomaaliya iyo waliba michinada lagu sameeyo pasporada.
garoonka caalmiga ah ee aadan cade ee magaalada Muqdisho ayaa isagu dhawanaahaniba waxaa ka shaqeeyanay qalab casri ah oo baaritaano lagu sameeynayo dadka iyo agabka ay wataan taa oo sababatay in amaanka garoonku uu iminka uu yahay mid la siman garoomada caalamka .

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )