VIDEO AMISO oo dagaalada u adeegsaneysa Diyaarado la yaab leh
Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM oo dagaalkii Afgooye u adeegsaday diyaarado aan duuliye laheyn kuwaas oo hawada u qaadayo caamirado laga socon karo dhaqdhaqaaqyada ciidamada dagaalka kula jirey ee Alshabaab .
Diyaaradahaan oo aad u yaryar ayaa macluumaad ka soo uruurinayo masaafo dhan ilaa 8 KM oo isku weer ah waxaana lagala socoanayo oo ay ku rakiban yihiin gaadiidka dagaalka waana kuwo muqaal ahaa u yar diyaaradahaan balse ka yar neef ari ah waxaana ay la shaqeeyaan aalada computer ka .
Dagaalka Afgooye oo ay ka qeybqaadaneyeen dhamaan taangiyada iyo gaadiidka kala duwan ee dagaalka ayaa waxaa u sii dheeraa Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM diyarahaaan oo ah nooc dhagaha iyo indhaha shacabka Somaliyeed ku cusub kuwaas oo muqaalka laga dheeahanayo iyaga oo gacanta laga tuurayo sidaana hawada ku galaya .
Mid ka mid ah dadka ku xeeldheer arimaha diyaradaha ayaa somalisan u sheegay in ay diyaradahaani yihiin kuwo lagu farsameeyo dalka mareykanka waxayna aragtiyo kala duwan ka soo uruurin karaan ilaa 8 KM oo dhulka ah iyada oo si fudud loo ogaan karo cid kasta oo joogto waxa ay tahay iyo sida ciidan loogu hogaamin karo .
Ciidamada AMISOM ayaa gacan mugleh ka helo dowladaha mareykanka iyo midowga yurub waxaana maraakiib iyo diyarado loogu geeyaa magaalada Muqdisho hub iyo qalab dagaal oo farsamadiisu aad u sareyso
Muuse Maxamud Jiisow Somalisan.com

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )