VIDEO Qaraxyo Ismiidaamin ah oo Gilgilay Maqaayada Village geystayna qasaare isugu jira dhimasho iyo Dhaawacyo kala duwan
Inta la ogyahay 3 4 ruux oo laba ka mid ah ay ahaayeen raggii sameeyay ismiidaaminta ayaa ku dhintay qaraxyo ismiidaamin ah oo goor-dhaweyd ka dhacay afaafka hore baar lagu magacabo The Village oo ku taalla inta u dhexeysa isgoyska Zope iyo isbitaalka Difeer ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 10-qof oo qaar ka mid ah uu firirku ugu tagay gudaha baarka.
baarkani the village oo ah maqaaayad lagu cunteeyo ayaa xiliyada ay qaraxayadani ismaadaaminta ah ay dhacayeen waxaa gudaha ku jiray saraakiil ka tirsan ciidanka bollisdka iyo dad kale oo iyagu goobta ka qadeeyanayay waxaa saxaafada kaga warbixiyay qaabka ay qaraxayadu u dhaceen hogaanka danbi barista booliska soomaaliyeeed genaraal c/laahi xasan bariise oo isagu kamid ah dadka ku suganaa gudaha goobta qaraxayada lagu weeraray.
Dhinaca kale Maqaayada lagu magacabo The Village ayaa waxay ka kooban tahay dhowr farac, iyadoo ninka leh maqaayadaasi uu ka mid yahay Soomaalida dalka dibadiisa ka yimid, iyadoo farac ka mid ah maqaayadaasi oo ku tiilay Guriga Hooyooyinka , halkaasi oo ay ku dhinteen dad fara badan oo ay ka mid ahaayee saxafiyiin iyo dad shacab ah intaba.
Baarkan ayaa waxaa ka cuntayn jiray kuwa caweyn jirtay dadka u shaqeeya dowladda Soomaaliya iyo dadweyne kale oo fara badan, iyadoo weerarkan ismiidaaminta ah uu noqonayo kii saddexaad oo Muqdisho ka dhaca tan bishii September oo lasoo doortay madaxweynaha Soomaaliya.
Xarakada Al-shabaab oo horay u sheegatay weerarradii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay baarka The Village ayaan ka hadlin weerarrada qaybta labaad ee baarkan laug sameeyay maanta, iyadoo ciidamada dowladdu ay xireen halkii uu qaraxu ka dhacay waxaana socda baaritaano ay sameynayaan ciidamada ammaanka.
ayaa waxaa iska leh ninka leh baarkii The Village oo ku yaalla agagaarka guriga hooyooyinka halkaasoo ay ku dhinteen dad ka badan 30-qof oo ay ku jireen saddex wariye oo laba ka mid ah ay u shaqeynayeen Radio Muqdisho.weerarka lagu qaaday Maqaayada
ayaa xiray halka ay qaraxyadan ka dhaceen, iyadoo qaraxyadan ay kusoo beegmayaa xilli ay ciidamada milaterigu ka sameeyeen maanta Muqdisho howgallo lagu ururinayya cidamada dowladda ee wata hubka sharci-darrada ah.askarta dowladda
"Ismiidaamin ayay ahaayeen qaraxyadu waxay ka dhaceen illinka hore ee baarka, ilaalada baarka iyo raggii isqarxiyay rasaas ayay isweydaarsadeen intii aysan qaraxyadu dhicin; xaaladdu waa wanaagsan tahay waxaan ku jirnaa gudaha baarka," ayuu yiri mid ka mid ah dadkii baarka ku sugnaa oo saxaafadda la hadlay.
u sheegay in qaraxyada ay sameeyeen laba nin oo walxo qaraxa isku soo xiray, inkatsoo aysan u suurogelin inay gudaha u galaan baarka oo ay xilligaas ku sugnaayeen dad badan oo ay ku jiraan xubno ka tirsan dowladda iyo dad qurbo-joog ah.dad ku sugnaa halka qaraxu ka dhacay ayaa somalisan.com

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )