Madaxweyne Xasan Sheekh ooXafiissaku Qaabiay wariyayaashii ka soo laabtay magaaladda Kismaayo ( DAWWO SAWIRADA )
Ugu horeyn Madaxweynahu wuxuu warbixin ku qotanta daruufaha iyo dhibaatooyinka heysta saxaafadda ka dhageystay tifaftirayaal iyo qaar ka mid ah madaxda warbaahinta .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, wariyayaashii ka soo laabtay magaaladda Kismaayo, madaxda warbaahinta Soomaalida,tifaftirayaal, iyo qaar ka mid ah wakiiladda warbaahinta Caalamiga ah.
Ugu horeyn Madaxweynahu wuxuu warbixin ku qotanta daruufaha iyo dhibaatooyinka heysta saxaafadda ka dhageystay tifaftirayaal iyo qaar ka mid ah madaxda warbaahinta .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa balan qaaday in Dowladda Soomaaliya wax ka qaban doonto dhibaatooyinka heysta Saxaafadda Soomaaliyeed islamarkaana guddi u saari doonto wariyayaashii Sannadkaan lagu dilay Soomaaliya.
“ Aad ayaan uga xunnahay dilka wariyayaasha,Dowladdu waxay ku dadaali doontaa sidii dilalkaan looga hortagi lahaa, Wariye ayaa la dilay ama qof kale haddana laga gudbo ma’aha wax la qaadan karo , Dowladdu marka hore waxay baaritaan ku sameeyn doontaa wariyayaashii Sanadkan lagu dilay Soomaaliya ee gaaraya 18-ka Wariye, guddi ayaa loo saari doonaa (Task Force) sida ugu dhaqsaha badan” Ayuu yiri Madaxweynuhu.
Ugu dambeyntii Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaaliyeed in hey’adaha ammaanka gacan ku siiyaan sugidda amniga iyo sidii cadaaladda loo horkeeni lahaa shaqsiyaadka ka dambeeya dilalka saxaafadda isagoona ka codsaday beesha caalamka in hey’adaha ammaan gacan-kusiiyaan sugidda nabad-geliyada.
(Mogadishu, Somalia, November,09, 2012) President Hassan Sheikh Mohamud received today in his office, journalists who returned from Kismayo. These included a number of senior editors for various local media outlets. Journalists attended the meeting have engaged a passion discussion with the President on the rights of journalists, establishing legal frame work for the profession, creating enabling environment and also recognized the necessity to have a responsible and self regulated media society.
The discussions focused on different issues as well as the challenges facing Somali journalists, The most serious of which is the increasing and alarming killings of journalists in Somalia.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )