Dibadbax Balaaran oo shacabka Somaliyeed Barlamanka uga dalbanayeen in ay xukuumada ansixiyaan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ( DAAWO SAWIRADA )
Dibadbax Balaaran oo shacabka Somaliyeed Barlamanka uga dalbanayeen in ay xukuumada ansixiyaan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho














Banaabax lagu taageerayey Xumada uu soo dhisay raiisalwasaaro shirdon oo sinabad ah Muqdisho ugu soo agabagaboobay .

Banaxaan oo ahaa mid si aad ah loo soo agaasimay ila markaana y ka qeybgaleen gudoomiyeyaasha qaar ka mid ah dagmooyinka Gobolka banadir ayaa waxaa ka qeybqaadanayey qeybaha kala duwan ee bushada waxaana intoda badani ka kala ymaadeen degmooyinka wardhiigley ,xamar jajab iyo dagmada howlwadaag waxaana xildhibaanda cusub ee qaranka Somaliyeed looga codsaday in ay insiyaan 10ka wasiir ee soo soo magacaabay raisal wasaare Cabdi faarax Shirdoon Saacid oo uu dhawaan magacabaabay Madaxweyne Shassan Sheekh Maxamuud isla markaana ay ansixiyeen Golaha xildhibaanada cusub .

Dibadbaxayaashaan oo sitay dareeska hidaha iyo dhaqanka waxaana uu ka dhacay barxada u dhow tiyaatarka .

Bananbaxayaasha ayaa ruxayey boorar ay ku qoraayeen halku dhig lagu taageerayay xukuumada ka kooban 10 ka wasiir iyo sawirka raaiisal wasaara Shirdoon Caleemo Qoyan ruxayey ,waxaana ay socodo dheer ku soo mareen wadooyinka Magaalada qaarkood iyada oo halka ku soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka baraanburo iyo shirib ka turjumayey shacuurta ka qeybgalayaasha isu soo baxayaashakuwaa soo Sitay Codbaahiyeyaal .

Dadka Banaanbaxayay ayaa waxay wateen Boorar iyo Astaamo ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan Wasiirada cusub. Iyagoo si gaar ahna farta ugu godayay Tirada yar ee ay Xukuumaddu ka koobantahay oo ay Dibadbaxayaashu la dhacsanaayeen.

Dadkan ayaa iskusoo baxooda ugu tala galay inay ku muujiyaan sida ay ugu riyaaqsanyihiin una taageerayaan Golaha Wasiirada Somalia ee uu dhawaan ra’isul wasaaruhu ku dhawaaqay,

Waxaa kale oo ay ku dhawaaqayeen ereyo ay ka mid ahaayeen tiro ma rabnee tayo ayaan rabnaan , Taagera 10 ka wasiir dastuurka Cusubey ku taal .iyo Xildhibaan taageer sinaan iyo Cadaalad .waxayna sawir ahaan u muujinayeen Nambarka 10 oo ay ula jeedeen tobanka Wasiir ee aan lagu soo xulin qabiil iyo halka 4.5

Tobankaan la tilmaamay iyagaa waxtoosihaayo aanteegeero dolwadaanya Tiro badnaan wax ma tartee aan taageerno 10 bankaan wasiir

Goobta uu ka dhacayey isu soo baxaani lagu taageerayay xukuumada 10ka wasiir iyo awooda la siiyey haweenka ayaa waxaa amaanka sugayey ciidamada nabadssugida iyo Boliska

Masuuliyinti halkaa hadalada taageerada ah ka soo jeedisay ayaa dhamaantood ka midiaysnaa in ay taageraan xukumada ayna soo dhaweeyeen tirada haweenka laga siiyey iyo sida loo laalay halkii awoodqeybsiga ee 4.5 waxaana tixo ka soo jedeedieyey kooxda barbaarta gaashaaman iyo kabiirka kooxda qeyladhaan Abwaan cabdishire Joogle Ciyaar jecel

Banaanaxbayada lagu taageero go.aanka raisal wasaare Saacid ee uu ku soo Magacaabay golaha wasiirada cusub ayaa ku soo badanayey Guud ahaan Gobolada dalka Gaar ahaana magaalada Muqdisho waxaana la saadaalinayaan in golaha barlamanku Ansixn doono kolka la horgeeyo





FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )