Ayaan Hirsi oo Meher la aan Wiil ugu dhashay Wariye Caan ah
sida ku dhacday Ayaan Hirsi Magan oo quusteedu ay gaaratay inay dhaqtarkeeda ka codsato inuu ukunteeda qaboojiyo si ay u isticmaasho marka ay nin hesho. Hase yeeshee uu ka diiday, una sheegay iney tahay 37 sanno jir qura.
Waa hubaal in badan oo dadkeenna ka mid ah, siiba dhallinyarada aysan garanaynin erayga gashaan oo tilmaamaayo habdhaqan ay soomaalidu ka soo horjeeddo, kuna kooban dad fara-ku-tiris ah. Gashaan waa naag la nool nin aan meher sharci ah dhaxmarin, ulana dhaqanto sida afadiisa oo kale.
Dhaqanka nuucaasi ahi oo khilaafsan diimaha oo idil, waxaa ku kaco dadka qaarkii sababo kala duwan darteed.
Waxaana ka mid inuu qofka uu ka quusto cid guursato, mahadsadana hadduu helo cid uu la noolaado sida ku dhacday Ayaan Hirsi Magan oo quusteedu ay gaaratay inay dhaqtarkeeda ka codsato inuu ukunteeda qaboojiyo si ay u isticmaasho marka ay nin hesho. Hase yeeshee uu ka diiday, una sheegay iney tahay 37 sanno jir qura.
Hase yeeshee, waxay quusteedii soo afjarantay bishii May 2011 gii markay New York kulantay Taariikhyahanka ahna weriyaha tvga Niall Ferguson oo Brittain u dhashay, iskuna arkeen xaflad loo qabtay 100ka qof oo aduunka ugu caansan oo ay sameeysay Time Magazine.
A
yaan oo tixane galmo gogoldhaaf ah la sameeysay Niall waxay sabab u noqotay inay dumiso reerkii weriyaha, oo isu dhalay 3 carruur ah oo kala jira: 15, 14 ito 10, kuna kala tagaan asaga iyo xaaskiisa Sue Douglas inkastoo uusan weli furiin dhicin.

yaan oo tixane galmo gogoldhaaf ah la sameeysay Niall waxay sabab u noqotay inay dumiso reerkii weriyaha, oo isu dhalay 3 carruur ah oo kala jira: 15, 14 ito 10, kuna kala tagaan asaga iyo xaaskiisa Sue Douglas inkastoo uusan weli furiin dhicin.
Ayaan oo xalaal iyo xaaraan u kala soocnaynin, waxay riyadeedii muddada dheer u rumoowday 26.12.2011 oo ay dhashay wiil garac ah oo loo baxshay Thomas Hirsi oo ay haatan nuujinayso.
Sida muuqato, Ayaan oo reer galbeedku ku sheegaan dhedigyahanad (feminist) u dhaqdhaqaaqto xuxuuqda haweenka waa tan dumisa guryaha dumarka kale, farxadooda baabiìso, weelkoodana gambisato. Wax xiriir ah oo ay haweenka la leedahayna habayaraatee ma jiro, siiba kuwa muslim ah .
Weriye Niall Ferguson oo Ayaan duufsatay 16dii sanno ee la soo dhaafay, wuxuu qoray 16 buug, wuxuuna sameeyay 6 musalsal tvga, waxaan sannad walbo soo galo dakhli dhan 5 million. Waxcaase ka dambayso Ayaan. Naill oo 48 sano jir iyo Ayaan oo hada 42 sani jir ah ayaa la arki doonaa meesha ay isla gaaraan.
Ahmed Mohamed Ahmed

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )