Jaaliyadaha beesha Karanle ee Skandaneefiyanka oo tacsi tiiraanyo leh u diraayo eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyoodey Dr Xiirey Qaasim Weheliye
si wadajir ah iyagoo ka tiiraanyeeysan tacsi ugu gudbinayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Dr Xiirey Qaasin Weheliye oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho oo taariikhda bisha Dul Xaj ay aheyd 26ka ee sanadka 1433H Hijriyadda oo waafaqsan 11ka bisha Nofeembar ee sanadka 2012 ee Milaadiga.
Stockholm, Sweden Jaaliyaddaha beesha Karanle ee dalalka Skandaneefiyanka oo kala ah Sweden, Norwey, Denmark iyo Finland waxa ay si wadajir ah iyagoo ka tiiraanyeeysan tacsi ugu gudbinayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Dr Xiirey Qaasin Weheliye oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho oo taariikhda bisha Dul Xaj ay aheyd 26ka ee sanadka 1433H Hijriyadda oo waafaqsan 11ka bisha Nofeembar ee sanadka 2012 ee Milaadiga.
Dhamaan Jaaliyadaha beesha Karanle ee dalalka Sweden, Norwey, Denmark iyo Finland waxaa ay tacsi tiiraanyo leh oo wadajir ah oo ay ku dheehan tahay ehelnimo iyo qaraabonimo ay u gudbiyaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Dr Xiirey Qaasin Weheliye waxayna Ilaaha awoodda badan uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Dr Xiirey Qaasin Weheliye ayaa ka mid ahaa aqoonyahanada, ganacsatada , siyaasiyiisiinta iyo odayaasha sida aadka uga soo shaqeeyey midnimadda iyo horumarka beesha isagoo oo xoog iyo maal iyo waqti badanba ku bixin jirey horumarka beesha Karanle iyo nabad kuwada noolaanshaha beelaha kale ee ay ood wadaagta yihiin.
Dr Xiirey Qaasin Weheliye ayaa ka mid ahaa aqoonyahanada, ganacsatada , siyaasiyiisiinta iyo odayaasha sida aadka uga soo shaqeeyey midnimadda iyo horumarka beesha isagoo oo xoog iyo maal iyo waqti badanba ku bixin jirey horumarka beesha Karanle iyo nabad kuwada noolaanshaha beelaha kale ee ay ood wadaagta yihiin.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu qabrigiisa uga dhigo beer ka mid ah beeraha Janadda isla markaana uu Ilaahay geeyo janadiisa Fardowsa.
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Dhamaan Jaaliyadaha beesha Karanle ee Skandaneefiyanka(Sweden, Norwey, Denmark iyo Finland).
Contactperson : Cabdala Aadan Xasan

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )