MAAMULKA GOBOLKA BAAY OO XABSI KU GUREY DHALINYERO KA XUMAA WAXQABAD LA'AANTA SHIRKADA HORMUUD
Dhalinyeradaan kacdoonka wadey ayaa waxay wadeen abaabul ka dhan ah eedeymo loo jeedinayo Shirkada Hormuud Baydhabo
Amar kasoo baxay Hogaanka Sare ee maamulka Gobolka Baay C/Fataax Maxamed Ibraahim Geesey ayaa xabsi loogu wada taxaabay dhalinyeadii Kacdoonka Gobolada Arlaadii oo isugu imaadey saaka Howlka Caalin Center Ee Degmada Baydhabo.
Dhalinyeradaan kacdoonka wadey ayaa waxay wadeen abaabul ka dhan ah eedeymo loo jeedinayo Shirkada Hormuud Baydhabo oo inta badan lagu eedeeyey iney wax ka qaban weysey xaalada Cakiran ee isbitaalka Baydhabo, wadoonka Bur bursan daryeel la aanta waayeelada iyo caamiyaasha magaalada ayadoo bilkasta magaaladu ka qaado Lacago dhowr malyan oo doolar ah.
Dadaka ugu muhiimsan ee xabsiga loo taxaabay ayaa waxaa ugu horeeya
1- Bashiir Maxamed Aadan " Bashiir Xabashow" oo ka mid ah ganacsatda Gobolka ugu waxqabadka wanaagsan
2- Gudoomiyihii Sports-ka Gobolka Baay Daahir Samaraana
3- Liibaan Aamiin oo lagu naaneeso Liban Yurubey" oo iska kamid ah dhalinyerada isports-ka isla mar ahaantaana kamid ah raga udhaq dhaqaaqa horumarinta deegaanka.
waxaa jiro dad kaloo badan oo aan magcadooda weli haaynin laakiin waxaanu kasoo gudbin doonaa Gadaal
su'aasha is weydiinta mudan ayaa waxy tahay Maxay Tahay Sababta uu mamaulka Gobolka Baay Ugu Kacay Arintaan Fowsha Xun. ma wuxuu diidan yahay xuriyada hadalka? ma Laaluushuu Qaatey?Ma Hormuud Ayaa Hogaanka Uheyso Maamulka Gobolka Arimihiisa? Intaas oo dhan dib ayaanu kaga soo jawaabi doonaa laakiin idinkuna noo soo gudbiya rayigiina.
sababta loo xirey dadkaan keliya waxay ahayd iney maanta banaanka isaga tuuri rabeen SIM_kaararkii ay ka isticmaali jireen shirkada Hormuud, oo ku dhaqaaqdey sida aad ku arki doontaan sawiradaan hoose.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )