kolonyo ay la socdeen xildhibaano wariyeyaal iyo madaxda dowlada oo Xarakada Alshabaab jidgooyo ay u dhigeen ka badbaaday
Gaariga wariyayashu saarnaayeen oo ahaa nooca qafilan ayaan wax saameyn ah ku yeelan qaraxa waana nabad qabaan dhamaan intii la socotay sida ay somalisan u xaqijiyeen qaar ka mid ah wariyaayaasha
Wararka goor dhow naga soo gaaraya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah oo maanta Xoogaga Alshabaab ku qaadeen baabuur ay la socdeen wariyayaal ajaaniib ah iyo kuwa Somali ah madax Dowlada ka tirsan iyo xildhibaano uu sababay dhimasho iyo dhaawac badan.
Wararka aan heleyno ayaa xaqiijinaya in Xoogaga Alshabaab ay Baasuuke la heleen gaari qooqan ah oo ka mid ahaa wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka shabeelaha hoose C/qaadir Nuur Siidii waxaana la socday Xildhibaan Daahir Jeesow wariyayaasl ka howgala TV Horn cable luwaasi oo aan wax gaarin waxaana sidoo kale la socday wariye shiines ah .
Gaariga wariyayashu saarnaayeen oo ahaa nooca qafilan ayaan wax saameyn ah ku yeelan qaraxa waana nabad qabaan dhamaan intii la socotay sida ay somalisan u xaqijiyeen qaar ka mid ah wariyaayaasha
labadaani mas’uul ayaa la xaqiijiyay inay ka badbaadeen weerarkaasi waxaase uu khasaare dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray oo u badnaa gaariga la gubay ciidamadii wafdiga galbinayay xili ay ka soo baxeen leego iyagoo ku soo jeeday dhanka Bali doogle.
gaari Taangi ah ayaa la sheegay inay labada mas’uul la socdeen wax gaareyna aaney jirin sidoo kale gaariga baasuukaha lala helay oo ciidamo ay u badnaayeen ayaan wali si rasmi ah loo helin tirada askarta ku dhimatay iyo hadii ay saarnaayeen iyo saraakiil sar sare.
Guud ahaan wafdiga oo ciidamo AMISOM ah ay la socdeen ayaa la sheegay inay maalmahaan ku howlanaayeen xalinta dagaal beeleedyo maalihii la soo dhaafay ka dhacayayu nawaaxiga Wanlaweyn.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )