DAAWO VIDEO Gudoomiyeyaasha dagmooyinka oo laga sugayo qaadista 60 isbaaro iyo sidii howshaas ay u biaabeen
Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay todoba isbaaro ka qaadaan degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir, iyadoo sidoo kalena ay ciidamadu qabteen kooxihii isbaarooyinka ay u yaaleen degmooyinkaasi iyo dabley kale.
Howgalkan ayaa ka danbeeyey ka dib markii madaxweyne Xasan sheikh uu kulamo la qaatay gudoomiyeyaasha dagmooyinka Gobolka bvanadir halkaa oo ay canaan adag kala kulmeen waxaana u sheegay in Muqdisho ay taal 60 lixdan isbaaro lacagahaasina ay ku xarooto jeebka gudoomiyeyaasha dagmooyinka oo aanay aali Karin isbaaro uusan raali ka eheyn gudoomiyaha dagmada ay taal waxaana uu weydiiyey madaxweynuhu gudoomiyeyasha Askariga bishii qaato in ka badann 1500$ kaasi oo uu ku tilmaamay askariga isbaaradu u taal magaalada
Xasan Sheeq ayaa sheegay in madaxda dowlada ay isbaro u tal xaga hey.adaha amama deeqbixiyayaasha wuxuuna u bandhigay in madaxduna ay taa qaataan gudoomiyaashuna isbaaradoda u taal dakna aan waxba loo qaban iyo inla laalo dhamaan isbarada taal xaafadaha iyo dagmooyinka ay ka taliyaan
Xasan Sheeq ayaa sheegay in madaxda dowlada ay isbaro u tal xaga hey.adaha amama deeqbixiyayaasha wuxuuna u bandhigay in madaxduna ay taa qaataan gudoomiyaashuna isbaaradoda u taal dakna aan waxba loo qaban iyo inla laalo dhamaan isbarada taal xaafadaha iyo dagmooyinka ay ka taliyaan
Waxana sidaa lagu qaaday isbaarooyin yaalay degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan oo dhinaca waqooyi ee Muqdisho ku yaala, kuwaas oo labo maalin ku darsaday waqtigii uu horay u amray Madaxweynaha Soomaaliya.
“Waxaan ku guuleysannay inaan qaadno todoba isbaaro, waxaana sidoo kale ku qabanay howgalka kooxihii ay isbaarooyinkaas u yaaleen iyo kooxo kale oo hub ku sitay magaalada, kuwaas oo ay ku jiraan xubno Al-shabaab ka tirsan” ayuu yiri Col. Ereg oo saxaafadda la hadlay howgalka ka dib isagoo aan sheegin qaabka lagu kala saaray raggan laqabqabtay.
“Dad kala duwan ayaa gacan nagu siiyey inaan isbaarooyinka qaadno, sidoo kalena aan helno hub ay Al-shabaab qabsadeen, waxaana shacabka ku boorrinaynaa inay sii wadaan gacanta ay siinayaan ciidamada ammaanka” ayuu Ereg mar kale yiri.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )