Ciidamada Dowlada oo joojiyey Lacagihii lagu qaadi jirey Excontrolka Afgooye Howlgalana ku qabqabtay Dhilinyaro ......( DAAWO SAWIRADA )
taliyaha ciidmada howlgalka fulinayay gaashaanle Nuur Xasan Maxamuud ( Nuur jareer )iyo Afhayenka dowlada fedraalka u qaabsilasan nawaxaaigan Axmed Yare ayaa saxaafad uga warbixiayay howlagalada.
Isbaaradii weyneyd ee tiilay Ex-control Afgooye ayaa maanta si rasmi ah looga qaaday halkaasi kadib markii isbaarooyinkii kale ee yiilay gudaha magaalada Muqdisho gebi ahaamba la qaaday marka laga reebo iyada.
Qaadista Isbaarooyinka yaala gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa amar dhawaan ka soo saaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxana ay sheegeen saraakiisha ciidamada dowlada iyagoo fulinaaya amarkaasi inay ku guuleysteen inay qaadaan gebi ahaamba isbaarooyinkii lacagaha looga qaadi jiray gaadiidka inay qaadaan.
Shir jaraa’id oo saraakiisha ciidamada dowlada ay ku qabteen Ex-controol Afgooye ayaa waxa ay ku sheegeen inay qaadeen isbaaradii taalay Ex-controol oo aheyd isbaaradii ugu danbeysay ee laga qaado magaalada Muqdisho.Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaaliya oo howlgalo Amaanka Lagu sugayo Ka sameeyay Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye.
Goobtii lacagaha lagu qaadi jirey ayey ssaxaafada tuseen oo cidlo ah Iyadoo dhawaanahaani ay isasoo tarayeyn cabshada ka imaanysa gadiidleeyda iyo rakaabka ku safara wada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degamada afgooye oo iyagu ka cabnaya dhac ay kala kulmaan rag ku labisan dareeyska ciidnaka dowlada ayaa waxaa wadaasi howlgalo ka bilaabay ciidamo ka tirsan dowlada fedraalka iyadoona ay soo qabqabteen dhowr kamid ah raga jidgooyooyinka dhigta wadadaasi.
sidoo kale waxaa iyana la qaaday barti kontorool ii tiilay isgoyska ex kontorol afgooye oo iyadu lacaga Xad dhaaf ah looga qaadi jiray gadiilayada u kala gooshta muqdisho afgooye iyasdoona qaadista kontaroolkani lagu macneeyay in ay ka danbeeysay amarkii madaxweynaha oo ahaa in aan wax jidgooya ah lagu arag guud ahaan magaalada .
Taliyaha ciidmada howlgalka fulinayay gaashaanle Nuur Xasan Maxamuud
( Nuur jareer )iyo Afhayenka dowlada fedraalka u qaabsilasan nawaxaaigan Axmed Yare ayaa saxaafad uga warbixiayay howlagalada.
Inkastoo ay jiraan howlwo –galada ay ciidamada dowladu ka sameeyanayayan magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa hadana waxaa isa soo taraya cabashada ka imaanayasa gadiidleeyada u kala gooshata qeybo kamid ah gobolka shabeelaha hoose kuwaa oo la kulmo dhac iyo lacag baad ah oo ay ka qaadaan rag ku libisan dareeyska dowlada .

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )