kambala iyo waxay kala xushaan kenya taladeede (gabay by xagaleey )
waataad i kuurteen intaad kiis isaarteene kullu yoom kun bay keenayaan leysku kululeeye bal yaa kicin hadeydaan kaceyn maba kacdoontaane
- Sida kabash kartoomaysanoo dawo ku koobnaatay
- koox baarlabaankii qurbaha laga kaxeynaayey
- kuraasta kaligood raggii lagu kalsoonaaday
- kal iyo laab kuwii aad dhahdeen kaalintood weeye
- sidii kuwii horeetoo kalaa kooras loo dhigaye
- halkii lagu karaantiilay bay keyd kuqaataane
- kampala iyo waxay kala xushaan kenya taladeede
- --
- kaarihii ayeey saaran yiin lagu kormeeraahe
- kolba kiiski loomeeriyeey kooram fuliyaane
- kor utaag gacmahaa ladhihi kowna yuu harine
- kala doorta baa lagu yiraa kaane iyo eeye
- hadba koodhka laayaan mid suran kabaha looqaadye
- kalaguurki weeyaa layiri kooxya meesheede
- kud iyo qanjaa lootartamay kamasla yaashiiye
- hadba qabiil kadsoomaa ku oran kaalay nala duule
- haddeey awal kireysnaan jireen kiciba maayaane
- kulalihi ayeey taagan tahay laysku kululeeye
- kaftan buu amxaarkii kudegay koonfur soomaale
- ----
- kalifyey naftiisiye markuu kaabo kaabeeyey
- kulbiyoow anagaa katalin kalimaddii faarax
- kood koodintoodii badnayd kaadso laga waaye
- wixii keynti taabtood kuhelay kenya may filane
- konton bilood goortay fadheen lagu kurgoynaayey
- kaliishiyo wixii kaar helay kini kasheekeyne
- kaalmadii yuhuud iyo haddaan kufri kasoo gaarin
- kabeebey kumay tuman lahayn degmo kismaayoode
- kufogaanba maaye e waxaan gabay kusoo koobay
- kaartadan gumaysiga kolhore baan kasii digaye
- goortaan kacooy idin lahaa waad i karahdeene
- intuu koorta idin saarayaad wada kas beesheene
- sida aan kadeed gaara qabo keli markaan duulay
- waataad i kuurteen intaad kiis isaarteene
- kullu yoom kun bay keenayaan leysku kululeeye
- bal yaa kicin hadeydaan kaceyn maba kacdoontaane
- w/t: xagaleey

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )