Wafdi ay la socdeen laba wasiir oo markii labaad lagu weeraray wadada isku xirta shalaambood iyo Afgooye markii danbana wasiiradadii .....
waxaana markiidanbe Muqdisho lagu geeyey diyaarad qaas ah wasiirada iyo ciidamo dhawac soo gaaray
Waxaa maanta mar kale weerar culu lagu ekeeyay wafdi wasiiro u badan kuwaasoo xalay ku hoyday magaalada Marka.
Werarka ayaa dhacay xili ay maanta u soo safreen dhanka magaalada Muqdisho waxaana loo galay inta u dhexesa Buufow iyo Shalaanbood.
Wafdiga la weeraray waxaa ka mid ahaa Wasiirka difaaca C/xakiin Xaaji Fiqqi iyo wasiirka arimaha gudaha C/kariin Xuseen Guuleed iyo saraakiil ciidan kuwaasoo saacadihii ugu danbeeyay socdaal shaqo ku joogay gobollka shabeelaha hoose waxaana markiidanbe Muqdisho lagu geeyey diyaarad qaas ah wasiirada iyo ciidamo dhawac soo gaaray .
Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose ee dowlada Somalia C/qaadir Maxamuud siidii oo ka hadlayay weerarka khasaaraha nafeed dhaliyay ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan xoogag Al-shabaab ay jidka u galeen wafdigii ka socday dowlada ee saaka ka soo ambabaxay magaalada Marka kuna soo jeeday magaalada Muqdisho.
Weerarka ayuu gudoomiyihu sheegay inay ku bilowday miino la kacday ilaalada taliyaha boliiska soomaaliya Jen. Shiikhunaa Maye kadib uu bilowday weerar fool ka fool ah kaasoo socday ku dhawaad 30 daqiiqo.
Inkastoo uusan gudoomiyuhu sheegin tirada dadkii weerarka ku dhintay ayuu hadana sheegay in qaraxa miino ay dhimasho iyo dhaawacba gaarsiisay ilaalada taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.
Dadka goob joogayaal ah ayaa qiyaasay in ugu yaraan 10 askari oo ciidamada Dowlada ay qaarna dhinteen kuwana dhaawacmeen markii weerarkaani uu qabsaday mana jirto wax mas’uul ah oo la soo sheegayo inuu khasaare ka soo gaaray weerarkaasi.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )