Raisal wasaaraha Somaliya Cabdi Faarax shirdoon oo faahfaahin dhinacyo Badan Taabaneysaa ka bixiyey xaalda dalka iyo arimaha wadamada ....
Ra’iisulwasaaraha waxaa uu sidoo kale sheegay inay kismaayo u diri doonaan wafdi heer sare ah isagoo ku amaanay dadka Jubooyinka sida ay uga hortageen baabuurta walxaha qarxa laga soo buuxsho ee ka doonayo in magaaladaasi lagu qarxiyo sida uu warka u dhigay.
Ra’isul wasaaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ka hadlay si ka duwan sidii hore xaalada magaalada Kismaayo isagoo daboolka ka qaaday inay qorshe u dajiyeen magaaladaasi marka la eego dhanka amniga.
“xukuumadu waxay diyaarisay qorshe balaaran oo lagu xasilinayo amaanka magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolada Jubooyinka waxaana sidooi kale ku jira qorshaha in maamul rasmi ah aan u sameyno gobolada jubooyinka kaasoo ay dadka degaanku soo dooranayaan”ayuu yiri Ra’ iisulwasaare Saacid
Ra’iisulwasaaraha waxaa uu sidoo kale sheegay inay kismaayo u diri doonaan wafdi heer sare ah isagoo ku amaanay dadka Jubooyinka sida ay uga hortageen baabuurta walxaha qarxa laga soo buuxsho ee ka doonayo in magaaladaasi lagu qarxiyo sida uu warka u dhigay.
Cabdi Faarax shirdoon Raisul wasaaraha Soomaaliya waxaa kale uu ka dhawaajiyay in Dowladu ka go’an tahay in gobolada dalka oo dhan laga hirgeliyo maamulo dadku soo doorteen isagoo meesha ka saaray in Dowladu dusha kaga keeneyso dadka maamul aysan rabin.
“Madaama ciidamo kenyaati ah ay gacanta ku hayaan Kismaayo, Madaxweynaha ayaa 12-ka bishaan tagi doona Nayroobi si uu madaxda dalka Kenya kala hadlo arimaha maamul u sameynta kismaayo”ayuu yiri Ra’iisulwasaare Saacid
Warka Ra’iisulwasaaraha waxaa uu muujinayaa in wali Dowlada Soomaaliyeed aaney u madax banaaneyn aayaheeda inay ka tashato ayna wali kumeel gaarnimo lugta kula jirto balse afka uuna laga leeyahay way ka baxday.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )