War deg deg ah mid ka mid ahaa odaydhaqameydyadii soo xulay golaha xildhibaanada oo toogasho lagu dilay
Dableyda ayaa goobta isaga baxsaday mana la oga sababata dilkiisa ka danbeysay iyo heybtooda intaba
War deg deg ah mid ka mid ahaa odaydhaqameydyadii soo xulay golaha xildhibaanada oo toogasho lagu dilay .
Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno degaanka nasteexo oo ka tirsan dagmada madina dabley hubeysan ayaa risaas la beegsaday odayga oo kolkaa ku sugnaa goob aan gurigiisa ka fogeyn xili uu isu diyarinayey in uu ka qeybgalo tukashada salaada maqriq .
Nabadoon Maxamed Maxmuud Yusuf Cadey oo kamid ahaa 135-tii Oday Dhaqan ee soo xulay Xildhibaanada Barlamanka.
Nabadoon Maxamed Maxmuud Yusuf Cadey oo kamid ahaa 135-tii Oday Dhaqan ee soo xulay Xildhibaanada Barlamanka.
Dableyda ayaa goobta isaga baxsaday mana la oga sababata dilkiisa ka danbeysay iyo heybtooda intaba
Dhaawaca oday dhaqameydka ayaa dad ehelo u ah ula carareen ispitalka hase yeeshee wuxuu gaariyooday intii dhax la sii waday .
Dilka Nabadoon Maxamed Maxmuud Yusuf Cadey ayaa ciidamada amaanka deegaanka halkaa soo gaareen inkasta oo aanay la kulmin wax iska cabin dirir inta waxaana hakad la galiyey isu socodka
Ma aha markii ugu horeysay oo la dilo oday dhaqameyd sidaan o kale la sheegay in uu ka qeybgalay shirkii soo xulista xildhibaanada iyo ansixita dastuurka
Dilkaan ayaa lagu amcneeyey in uu daba joogo dilal hore oo lala beegsanayey ka qeybgalayaasha shirkii ansixinta dastuurka dalka iyo soo xulistii Golaha xildhibaanada

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )