Raial Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)oo maamulka Somaliland ku eedeysay in uu diyaarad hub siday ......
Diyaarada ayaa soo cago dhigatay abaaro 2:15 duhurnimo ee shalay, taasoo ay saarnaayeen xubno ka mid ah madax-dhaqameedka dibad wareega ah ee Goboladda Buuhoodle iyo Sool gaar ahaan madaarka taleex
Sida lagu daabacay warbaahinta ku hadasha afka maamulka Somaliland Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa diyaarad sahay iyo saanad ciidan u siday maamulka cusub ee Khaatumo u diray magaaladda Taleex ee gobolka Sool halkaasoo ah xarunta maamulkaasi.
Sida koole diyaarada siday qaar ka mid ah odey dhaqameedyada maamulka qaatumo ka soo jeeda kuwaasoo muqdisho uga qeybgalay shirkii soo xulida xildhibaanada iyo ansixintii dastuurka.
“Diyaarada ayaa soo cago dhigatay abaaro 2:15 duhurnimo ee shalay, taasoo ay saarnaayeen xubno ka mid ah madax-dhaqameedka dibad wareega ah ee Goboladda Buuhoodle iyo Sool gaar ahaan madaarka taleex , kuwaasi oo bilihii la soo dhaafay ku sugnaa magaaladda Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya iyo xubno ka mid ah kooxda Khaatumo-seeg ee ku fashilmay inay ka mid noqdaan dawladda Soomaaliya”ayaa lagu yiri warkaasi dhanka somaliland ka soo baxay.
Xubnaha saarnaa diyaaradani waxay ka mid ahaa Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Ugaas C/llaahi Ciise Nuur iyo Suldaan Siciid Maxamed Sanyare.
Dhanka siyaasiyiinta waxaa diyaarada la socday Mukhtaar Ibraahim Xabashi, Yaasiin Axmed Sulub, Maxamed Ducaale iyo Cumar Jaamac Saleebaan kuwaasoo dhamaantood ah kuwa ku dhow dhow Cali Khaliif Galeyr.
Warbixinta waxaa ay ku eedeysay Dowlada Soomaaliyeed gaar ahaan Ra’iisulwaaaraha inay tahay talaabadaani isku day lagu doonayo inuu nabad-gelyo darro ka abuurto deegaamo ka mid ah dhulka Somaliland.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )