Maxaad kala socotaa tirada iyo wadamada ay ku kala xiran yihiin Burcad badeeda somalida ee ku jiran xabsiyada caalamka
Ducaysane oo hadda ku sugan dalka Turkiga ayaa sheegay in Burcadbadeeda Soomaalida ay ku kala xiran yihiin 20-wadan oo caalamka ah Xabsiyadooda.
Agaasimaha la-dagaanka Burcadbadeeda Dawladda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir””Ducaysane”” ayaa maanta soo gaarsiiyey Shabakadda somalisan tiradda Burcadbadeeda ee ku jira Xabsiyada dibadda.
Ducaysane oo hadda ku sugan dalka Turkiga ayaa sheegay in Burcadbadeeda Soomaalida ay ku kala xiran yihiin 20-wadan oo caalamka ah Xabsiyadooda.
Tiradda Burcadbadeeda ee Ku Xiran 20-ka wadan ee ka
baxsan Soomaaliya.
| Tir | Waddanka | Tirada ku Xiran | Tirada la siidaayey | Tirada Guud |
| 01 | Belgium | 2 | 2 | |
| 02 | Comoros | 6 | 6 | |
| 03 | France | 18 (3 xukuman, 5 Racfan sugaya) | 3 la sii daayey, 1 xabsigii dhammaystay | 22 |
| 04 | Germany | 10 | 10 | |
| 05 | India | 119 | 119 | |
| 06 | Italy | 20 | 20 | |
| 07 | Japan | 4 | 4 | |
| 08 | Kenya | 137 (74 baa Xukuman) | 17 dambi waa lagu waayey, 10 way dhammeysteen xabsigi | 164 |
| 09 | Madagascar | 12 | 12 | |
| 10 | Malaysia | 7 | 7 | |
| 11 | Maldives | 40 ( la soo celinayo) | 40 | |
| 12 | Netherlands | 35 (10 xukuman, 19 xukun sugaya) | 35 | |
| 13 | Oman | 32 (25 xukuman) | 32 | |
| 14 | Seychelles | 92(73 xukuman) | 19 la soo cafiyey | 111 |
| 15 | Somalia/PL | 295 (245 xukuman | 295 | |
| 16 | Somalia/SL | 47 xukuman | 67 waa lka siidaayey | 114 |
| 17 | Somalia/MOG | 18 weli ma cadda xaaladoodu | 18 | |
| 18 | Republic of Korea | 5 xukuman | 5 | |
| 19 | Spain | 8 (2 xukuman) | 8 | |
| 20 | Tanzania | 12 | 12 | |
| 21 | UAE (Imaaraadka) | 10 | 10 | |
| 22 | USA | 28 (17 xukuman) | 28 | |
| 23 | Yemen | 123 xukuman | 123 | |
| 1070 | 117 | 1187 |
- Tirada guud ee Burcadbadeednimada loo xiray waa 1187.
- Tirada hadda xabsiyada 20 dal oo ka baxsan Somalia waa 1070.
- Tirada guud ee la siidaayey

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )