magaalada Jowhar oo Gacanta u gashay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada
Sida warku sheegayo ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gudaha u galay magaalada abaare shantii saac ee saakay, waxaana la sheegay in markii ay gudaha magaalada galeen ay duba fariisimo ka sameysteen labada kontarool ee magaalada
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay saacad ka hor si rasmi ah ula wareegeen gacan ku heynta magaalada ka dib markii ay magaalada isaga baxeen ciidamadii Xarakada Al-shabaab ee magaalada Horay gacanta ugu hayey.
Sida warku sheegayo ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gudaha u galay magaalada abaare shantii saac ee saakay, waxaana la sheegay in markii ay gudaha magaalada galeen ay duba fariisimo ka sameysteen labada kontarool ee magaalada laga soo kala galo ee Koongo iyo Abishir Cali-guure, waxayna baaritaano kala duwan ka sameeyeen gudaha magaalada ciidamadu markii ay qabsadeen.
Warku wuxuu intaasi ku darayaa in ciidamada qabsaday magaalada Jowhar u u sii talaabeen dhinaca degmada Mahadaay oo ay isla saakay qabsadeen halkaasi, waxaana haatan magaalada Jowhar ka socda baartitaano kala duwan oo ay sameynayaan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya, iyadoo saraakiisha hogaamisa ciidamadu ay ku amreen dadka degmada Jowhar inay is dejiyaan oo aysan wax dhib ah la kulmi-doonin.




FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )