Maalinta Xuquuqlinsaanka oo magaalada Muqdisho si wweyn looga xusay
Isu imaadka lagu xusayay maalinta xuquuqda aadanaha waxaa isku soo duway Midowga Yurub waxaa ka qeyb-galay madax ka socotay dowladda Soomaaliya, iyo mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay iyo sidoo kale dadka kale oo lagu marti sooray.
Maalinta Xuquuqda Aadanaha iyadoo munaasabad arintaasi lagu xusayay lagu qabtay hoolka shirarka ee garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cabdulle Cusmaan.
Isu imaadka lagu xusayay maalinta xuquuqda aadanaha waxaa isku soo duway Midowga Yurub waxaa ka qeyb-galay madax ka socotay dowladda Soomaaliya, iyo mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay iyo sidoo kale dadka kale oo lagu marti sooray.
Mas’uuliyiinta dhanka Dowlada uga qeybgashay munaasabadaasi waxaa ka mid ahaa Wasiirka warfaafinta Soomaaliya C/llaahi Ciil-mooge Xirsi kaasoo xafalada ka sheegay in Dowladu ka xuntahay tacaddiyada ka dhanka ah weriyeyaasha Soomaaliyeed kuwaasoo sanadkaani kaliya laga dilay ilaa 18 saxafi.
Dowlada ayuu wasiirku sheegay inay san sidaa ku eegan doonin tacadiyada saxaafada ka dhanka ah islamarkaana ay dowladu wax ka qaban doonto iyadoo la socon doonta hadaba talaabadii ay ka qaadan karto si ay uga hortagto tacadiyadaasi.
Sanad kasta waxaa la xusaa 10-ka December taasoo qaramada midoobe ay u asteysay maalinta xuquuda aadanaha iyadoo la ogyahay in dunida in badan ay ka socdaan tacadiyada xuuuqda aadanaha gaar ahan reer galbeedka iyo afrika.
Xusuaska Noocaan oo kale ah ayaa waxaa soo qabanqaabiya ururo xiriir dhwo la leh UN ka kuwaas oo marka danbana asheega in ay ku baxday malaayiin doolar si ay macaash uga helaan

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )