Ganacsade siyaasi ahaa oo ku geeriyooday dalka Britain
Marxuum Xaaji Cismaan Axmed Rooble ayaa ahaa wasiirkii maaliyadda ugu horeeyay dowladdii uu hoggaaminayay madaxweyne Aaden Cabdulle Cismaan oo isagana 2007-dii lagu aasay duleedka Muqdisho halka loo yaqaan ceel cirfiid markaasoo aas qaran loo sameeyay.
Xarunta Dalka Britain ee London waxaa ku geeriyooday ganacsade Cusmaan Axmed Rooble oo caan ka ah soomaaliya islamarkaana ah wasiirkii ugu horeeyay ee soomaali ah kaasoo qabta xilka wasaarada maaliyada.
Marxuumka ayaa xalay ku Xijabtay magaalada London kadib xanun dhanka kelyaha ah oo xiliyadaan danbe uu ka sheeganayay waxaana lagu wadaa in dhawaan ay aaskiisa oo muqdisho ka dhici dono ay ka qeybgali doonaan mas’uuliyiinta Dowlada qaarkood.
Axmed Cismaan Axmed oo ah wiil uu dhalay marxuumka ayaa bahada warbaahinta qaarkood u xaqiijiyay geerida aabihiis ee xalay ku timid taasoo dad badan oo soomaali ah ay ka naxeen.
Allaha u naxriistee Cusmaan Axmed Rooble ayaa dowladdii dhaxe ee dalka sidoo kale ka soo noqday wasiirkii gaadiidka, isagoo sidoo kale labo mar laga soo doortay degmooyinka Aadan Yabaal iyo Cadde si uu kaga mid noqdo Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa sidoo kale uu ahaa Cusmaan Axmed Rooble {Foodey} siyaasi rug cadaa ah iyo sidoo kale ganacsade aad looga yaqaanay Soomaaliya, waxa uuna mar soo noqday Guddoomiyihii rugta ganacsiga Soomaaliya sida uu sheegay Prof. Cali Maxamed Geedi oo ka hadalay taariikha marxuumka, waxaana la sheegay in marxuumka uu u dhintay killiya xanuun muddi dheer hayey.
Allaha u naxriistee Cusmaan Axmed Rooble ayaa dowladdii dhaxe ee dalka sidoo kale ka soo noqday wasiirkii gaadiidka, isagoo sidoo kale labo mar laga soo doortay degmooyinka Aadan Yabaal iyo Cadde si uu kaga mid noqdo Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa sidoo kale uu ahaa Cusmaan Axmed Rooble {Foodey} siyaasi rug cadaa ah iyo sidoo kale ganacsade aad looga yaqaanay Soomaaliya, waxa uuna mar soo noqday Guddoomiyihii rugta ganacsiga Soomaaliya sida uu sheegay Prof. Cali Maxamed Geedi oo ka hadalay taariikha marxuumka, waxaana la sheegay in marxuumka uu u dhintay killiya xanuun muddi dheer hayey.
Marxuum Xaaji Cismaan Axmed Rooble ayaa ahaa wasiirkii maaliyadda ugu horeeyay dowladdii uu hoggaaminayay madaxweyne Aaden Cabdulle Cismaan oo isagana 2007-dii lagu aasay duleedka Muqdisho halka loo yaqaan ceel cirfiid markaasoo aas qaran loo sameeyay.
Wararka waxay intaasi ku darayaan in marxuumka loo soo qaadi doono Magaalada Muqdisho halkaasoo aas qaran loogu sameyn doono hadii alle idmo, Xaaji Cismaan waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1919-kii, waxana uu ifka uga tagay hanti maguurto ah iyo 37 qof oo uu dhalay.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.

VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )