Ethiopia maamul u sameynta Gobolada dalka Somaliya waxaa xaq u leh Dowlada Somaliya
wwuxuuna intaasi ku daray Ra’isul wasaaraha Itoobiya oo uu sheegay inay wada arkaan in dhammaan beelaha dega Jubbooyinka ay ku jiraan maamulka, waxaana uu meesha ka saaray in Kenya beel gaar ah u wadato maamulkaasi
Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desaglend ayaa markii ugu horeysay waxa u ka hadlay sida ay Xukuumaddiisu u aragto maamul u sameynta gobolada dalka Soomaaliya ee dhawaan qaarkood lagala wareegay Xarakada Al-shabaab oo ay ku jiraan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo uu muran xoogan ka dhashay maamul u sameyntooda.
Ra’isul wasaare Hailemariam Desaglend oo wareysi dhinacyo badan taabanayey siiyey teleefishanka Al-jazeera ayaa sheegay in dhismaha maamul goboleedyo amaba maamul u sameynta goboladii laga qabsaday Al-shabaab ay iska leedahay dowladda Soomaaliya,
wuxuuna intaasi ku daray in dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya looga baahanyahay oo keliya inay dowladda Soomaaliya gacan ku siiyaan sidii ay dowladda u wada-maamuli laheyd gobolada dalka oo ay ku jirto magaalada Muqdisho.
wuxuuna intaasi ku daray in dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya looga baahanyahay oo keliya inay dowladda Soomaaliya gacan ku siiyaan sidii ay dowladda u wada-maamuli laheyd gobolada dalka oo ay ku jirto magaalada Muqdisho.
Mr. Hailemariam mar uu ka hadlayey maamulka Jubbaland ayuu hoosta ka xariiqey inay tahay shaqada dowladda Soomaaliya, isla markaasna uu kala hadlay Madaxweynaha Soomaaliya markii uu safarka ku tagay dalka Itoobiya, iskuna afgarteen sidaasi,
wwuxuuna intaasi ku daray Ra’isul wasaaraha Itoobiya oo uu sheegay inay wada arkaan in dhammaan beelaha dega Jubbooyinka ay ku jiraan maamulka, waxaana uu meesha ka saaray in Kenya beel gaar ah u wadato maamulkaasi.
wwuxuuna intaasi ku daray Ra’isul wasaaraha Itoobiya oo uu sheegay inay wada arkaan in dhammaan beelaha dega Jubbooyinka ay ku jiraan maamulka, waxaana uu meesha ka saaray in Kenya beel gaar ah u wadato maamulkaasi.
“Maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka waxaan kala hadlay markii uu Addis Ababa nagu soo booqday Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana u sheegay in maamul u sameynta gobolada ay xaq u leedahay dowladda oo keliya isaguna arrinkaasi wuu ila qaatay, Itoobiya oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya awoodooda waxa weeye inay dowladda ka taageerto sidii ay maamulkeeda ugu balaarin laheyd gobolada dalka, ma jirto dowlad dhihi karta annaga ayaa maamul u sameynayna gobolada Soomaaliya xaqna uma laha” ayuu yiri Ra’isul wasaaraha Itoobiya.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )