Sir Culus iyo qoraal laga helay wafdigii madaxweynaha safarka Ethipia u raacay oo la faafiyey
Qoraalkaas oo nuqul ka mid ah ay heshay shakabada somalisan.com ayaa waxaa magacyada wasiirada la sheegay iney madaxweynaha ku wehlinayaan safarkiisa ka mid ahaa Faarax Shiikh C/caadir oo qoraalka lagu xusay inuu yahay wasiirka madaxtooyada, hase ahaatee aan ka mid aheyn 10-ka wasiir ee dhowaan loo magacaabay xukuumada Somalia
Qoraal dhowaan ka soo baxay xafiiska agaasimaha guud ee madaxtooyada ayaa waxaa lagu arkay magaca wasiir aan ka mid aheyn 10-kii wasiir ee dhowaan loo magacaabay xukuumada cusub ee Somalia.
Qoraalkan ayaa waxaa loo diray dowlada Itoobiya 24-kii bishii hore, afar maalin ka hor inta aysan dalkaas booqan wafdigii madaxweynaha Somalia waxaana ku xusnaa magacyada illaa 10 xubnood oo wafdigu uu koobnaan doono, waxaana ugu horeeyey madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh waxaa ku xigay dhowr wasiir oo ka mid ah xukuumada cusub iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada.
Qoraalkaas oo nuqul ka mid ah ay heshay shakabada somalisan.com ayaa waxaa magacyada wasiirada la sheegay iney madaxweynaha ku wehlinayaan safarkiisa ka mid ahaa Faarax Shiikh C/caadir oo qoraalka lagu xusay inuu yahay wasiirka madaxtooyada, hase ahaatee aan ka mid aheyn 10-ka wasiir ee dhowaan loo magacaabay xukuumada Somalia
Qoralka ayaa sidaan u qoraa waa kii wafdiga madaxweynaha ay dal ku galka ku codsanayeen Visa
Qoralka ayaa sidaan u qoraa waa kii wafdiga madaxweynaha ay dal ku galka ku codsanayeen Visa
Somalia Presidency, Villa Somalia, Mogadishu, Office Tel: (+2525) 941000,
Fax: (+2525) 941001, Mobile: (+2525) 699317766,
Republic of Somalia.
The Presidency
Office of the Director General
Ref: JS/XM/AG/0824/11/12 Date:Nov. 24, 2012
The Office of the President of the Federal Republic of Somalia presents its compliments to the Embassy of the Federal Democratic Republic of Ethiopia and would like to take this opportunity to commend the brotherly relationship and the good work that your office carry out in Somalia.
The Presidency would like to submit the list of the delegation coming to Ethiopia with His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud State Visit on 28th , 29th and 30th November 2012.
1. HE. Hassan Sheikh Mohamud President
2. HE. Fowsiya Haji Aden Deputy Prime Minister / Foreign Minister
3. HE. Abdulhakim Haji Faqi Defense Minister
4. HE. Farah Sheikh Abdulkadir State Minister
5. Kamal D. Hassan Chief of Staff
6. Ibrahim Sheikh Mohydin Chief Protocol
7. Abdulkarim Khalif Protocol Assistant
8. Shador Haji Mohamud Press Officer
9. Mohamed Aden Jimcale Security Officer (Pistol, makarof no. 1247, 14bullets)
10. Barre Mohamed Maow Security Officer (Pistol, Belgium no. 606900, 29bullets)
Please Excellency, accept the assurances of my highest consideration.
Kamal D. Hassan
Director General
Jamhuuriyadda Soomaaliya
Madaxtooyada
Xafiiska Agaasimaha Guud
جمهورية الصومال
الرئاسة
مكتب المدير العام
Ragga ku xeel dheer arrrimaha diblomaasiyada ayaa sheegaya iney qalad iyo ceeb tahay in xil aysan jirin wareegto lagu magacaabay oo been abuur ah loo magacaabo qof ka mid noqonaya wafdi madaxweyne oo dal kale booqasho rasmi ku tagaya, waxaana arintan ay dhalisay su’aalo fara badan oo dhinaca sharciga ah.
Dad badan ayaa isweydiinaya sida ay sharci ku tahay in warqad ka soo baxday madaxtooyada wasiirnimo loogu qoro qof aan wax xil ah heynin, iyadoo ujeedada kaliya ee laga leeyahay xilkaas been abuurka ah ay tahay si qofkaas uu uga uga mid noqdo wafdiga madaxweynaha ee dibeda u baxaya.
Illaa hadda lama oga cida Faarax Shiikh C/caadir u magacowday wasiirka madaxtooyada, isagoo madaxweynaha u raacay saddexdii safar ee uu dibeda ugu ambabaxay intii xilkaas loo doortay,
waxaana uu ka muuqdaa madaxweynaha garabkiisa isagoo aan wax xil ah heynin, hase ahaatee waxaa xusid mudan in Faarax Shiikh C/caadir uu ka mid yahay hogaanka sare ee koox diimeedka Damul jadiid ee la wareegtay madaxtooyada.
waxaana uu ka muuqdaa madaxweynaha garabkiisa isagoo aan wax xil ah heynin, hase ahaatee waxaa xusid mudan in Faarax Shiikh C/caadir uu ka mid yahay hogaanka sare ee koox diimeedka Damul jadiid ee la wareegtay madaxtooyada.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )