Tababar Gasoorayaal u socday mudo oo shahaadooyin la gudoonsiiyey xiritaankiisii
waxa uu ku saabasanaa sidii sare loogu qaadi lahaa howlaha garsoorka iyo kor u qaadida wacyiga iyo cadaalada bulshada iyadoona fulinta tabarkani ay iska kaashadeen gudiga sare ee garsoorka wasaarada gagrsoorka arimaha diinta iyo owqaafta xukuumada fedraalka soomaaliya jaaamacada muqdisho iyo waliba hay’adda horumarinta Mashaariicda QM ee UNDP
Munaasabadani oo ahayad mid lagu soo xirayay tababar mudo 800 bilood ah u socday ku dhawaad 100 howlawadeena ah oo kakala socday hayadaha garsooka dalka oo isgu jiray garsoorayaal Xer Ilaaliyayaal kaaliyaal iyo gaarsiiyayaal ka howl galaya hayadaha garsoorka dalka ayaa Ayaa waxa lagu qabtay xarunta maxakamada sare ee magaalada muqdisho.
Tabarkani lasoo gababaeeyay howlwadeenadani ayaa waxa uu ku saabasanaa sidii sare loogu qaadi lahaa howlaha garsoorka iyo kor u qaadida wacyiga iyo cadaalada bulshada iyadoona fulinta tabarkani ay iska kaashadeen gudiga sare ee garsoorka wasaarada gagrsoorka arimaha diinta iyo owqaafta xukuumada fedraalka soomaaliya jaaamacada muqdisho iyo waliba hay’adda horumarinta Mashaariicda QM ee UNDP
Munaasabad oo hadalo ka soo jeediyeen xubno ka socday hayadaha garsoorka iyo masuuliyiin ka tirsan wasaarada garsoorka oo kamid ahaa Wasiirkii hore ee wasaarada garsoo raka Ee xukuumada KMG Ugaas bile Iyo wasiirka cuub Ee wasaarada Garsoorka iyo Cadaaladda Xukuumadda Soomaliya oo imka isgu xilka haya ayaa waxa uu wasiiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Xukuumadda Soomaliya C/laahi abayan muur oo howl-wadeenada tabarka qaatay kula dar daaramay dhowrida cadaalada oo muhiim u ah hayadaha garsoorka.
Gudoomiyaha maxakamada sare ee dalka caydiid c/laahii ilka xanaf oo gabagabdii goobta ka hadalay ayaa tilmaamay in munaasabadani ay xambaarasanayd laba ujeedo.
gabagabadii munaasabada ayaa waxaa howlawadeenada goobta lagu gudoonsiiyay shaaahdooyinkii ay muteeysteen Mudada ay tababarka qaadanayeen.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )