VIDEO Ururka haween Qaranka Somaliyeed oo kaalmoouyin kala duwan gaarsiisay ciidamada ku sugan Deegaanada ay Dhaween la wareegeen Ciidamada qalabka sida ( DAAWO SAWIRADA )
Ururka haweenweynaha Somaliyeed oo kaalmoouyin kala duwan gaarsiisay ciidamada ku sugan Deegaanada ay Dhaween ay la wareegeen Ciidamada qalabka sida .
Gudoomiyaha haweenka qaranka Somaliyeed marwo Ubax talhliil warsame ayaa gudi samafal dumar ka koban u didhay dagmada Jowhar ee magaalada madaxda Gobolka Shabeelaha dhexe waxayna gudigii halkaa kula kulmeen Abaanduulaha Ciidanka xooga soomaaliyeey .
c/kaariin yuusuf Adan ( dhagaba badan) oo ka hadalaya munaasabad ay haweenka qaranka soomaaliyeed ay ciiadamada dowlada fedraalka ah ku sugan magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha hoose ay ku gaarsiinayeen deeq ay ay ku dhiiri galinyeen ayaa uga mahdceliyey dadaalka balaaran oo ay haweenkani markasta iyo meelkasta ciidamada la garabtaagan yihiin wuxuuna balan qaaday in ciidamada xoogu ay wax ka qabanayaan Dhac loo geeysto dadka ku dhaqan deegaan walibaoo ay la wareegeen.
Gudi ka socday haweenka soomaaliyeed oo gaaray magaaladani jowhar ayaa saraakiisha ciidamad dowlada eek u sugan magaalada jowhar waxa ay ugu hanbalayayeen guulaha ay ciidamadu gaareen iyagooona ku wareejiyay gadiid siday waxyaabo kal duwanoo ay haweenku ugu tala galeen ciidamada si ay ugu dhiirigaliyaan oo ay ka qaadeen magaalada muqdisho.
haweenka ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay garab istaagaan ciidamada oo ay kala shaqeeyeen amni ku soo dabaalida dalka .
Madax howl galinta ciidamada xooga genaraal Cali Caraate gacmo ( duule) ayaa haweenka soomaaliyeed uga mahad celiayay tageerada ay la garab taageerada ay la taaganyihiin ciidmadooda.
jeneralada ayaa xusay in ay haweenkani goobo badan uu joogay sidaan oo kale u gaarsiiyeen kaalmooyin wax ku ool ah .
Gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka Somaliyeed Ubax tahlii warsame ayaa sheegtay in ay ururkoodu taakuleynta cidamada ka dhigteen Joogto iyada oo baq u jeedisay cidkasta in ay ururkooda qaranka haweenka ku daydaan
Magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe ee ay dhawaan la wareegeen ciidamada dowlada oo garab ka helaya amisom ayaa ah magaalao xudun u sh isku xirka gobolad dhexe iyo muqdisho iyadoono ah magaalo can ku ah wax soo saarka shacabka ku dhaqan ay nolashoodu inta badan ku tiirsan tahay beeraha oo xiligani u muqda kuwo si hagaagsan u baxaya .

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )