Cali Ameeriko ku dhawaad lix kun oo ruux ayaa dib ugu laabatay dalka bishaan gudaheeda.
Safiirka oo Maanta shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa cadeeyay in is badalka ka dhacay dalka keentay in inta badan dadkuu ku sugnaa dalka Kenya dalkooda
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa shaaca ka qaaday In bishaan gudaheeda dalka dib ugu laabteen ku dhawaad lix kun oo ruux.
Safiirka oo Maanta shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa cadeeyay in is badalka ka dhacay dalka keentay in inta badan dadkuu ku sugnaa dalka Kenya dalkooda .
Isaga oo xusay in dadkaasi laabteen iyada oo aan wax dhibaato ah iyo caburin ah kala kulmay ciidamada Kenya.
“ilaa lix kun oo ruux ayaa bishaan gudaheeda dib ugu laabtay gudaha dalka iyada oo aan jirin wax caburin ah”ayuu yiri Safiirka.
Safiirka ayaa intaasi ku daray in safaarada Soomaaliya maalmihii ugu dambeeyay soo gaarayeen codsiyada dadka doonaya in gudaha dalkooda ku laabtaan.
“waxaa na soo gaarayay maalmihii ugu dambeeyay codsiyo dadka ku doonayaan in gudaha dalka ku laabtaan safaaradana kaalin xoog leh ayay ka qadatay in loo fududeeyo warqadaha ay dib ugu laabanayaan”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.
Sidoo kale safiirka ayaa beeniyay warar maalmihii ugu dambeeyay qorayeen qaar ka mid ah warbaahinta ee ahaa in dumarka doonaya in ay qaataan baasabooro dhibaato la kulmaan.
“warkaasi waa mid been abuur ah dumarka ixtiraam gaar ah ayay safaaradu siisaa waxaana howlaha la xiriira sawirka iyo fududeynta baasaboorka u qaabilsan dumar safaarada ka shaqeeya mana jirto wax dhibaato ah oo ay la kulmaan”ayuu yiri Safiir Ameeriko.
Ugu dambeyn Safiirka ayaa ugu baaqay warbaahinta madaxa banana ee xiliyada qaar wararka been abuurka ah ka sheega safaarada in arimahaasi ka waantoobaan isla markaana aanay buun buunin wax aan ka jirin safaarada dhexdeeda.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )