" />

VIDEO Barnaamij Loogu Magacdaray Sahmintii Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Soo Barakacay.

1/1/2013 5:32:00 PM


Daawo Barnaamij Loogu Magacdaray Sahmintii Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Soo Barakacay.

Saxafiyiin Badan ayaa lagu dilay Dalka Somaliya guud ahaan Gaar ahaan Magaalada Muqdisho ee ah Caasimada dalka Somaliya halkaas oo saxafiyiinta Somalida ee ugu badan ay ka Howlgalaan.
Dilalkan oo mudo sanado ah soo socday ayaa waxa ay sababeen in saxafiyiin badan ay shaqada saxaafada ka Tanaasulaan oo ay iska daayaan halka kuwo kalena ay dalka isaga Carareen inkastoo ay jiraan kuwo ku dhiiraday in ay sii shaqeeyaan.


Saxafi sare Abdifatah Mohamud Ahmed (Abaal) oo ka mid ah Saxafiyiinta aadka ula Socday dhaq dhaqaaqa Saxafiyiinta meelo badan oo saxafiyiin ay u qaxeena Tagay ayaa waxa uu diyaariyay Barnaamijkan oo uu sida ugu kooban uga hadlayo Taariiqda Saxafiyiinta somalida marka ay musiibadu ku bilaabatay ilaa iyo hada.


Warar kale oo xiiso leh halkaan ka aqriso.


FG: Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.

Fikirkaaga hoos kadhiibo:





Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com