" />

VIDEO Heestii Mindhaa Nin aan I difacaheyn mindhaa uma dhigo firaash Mindhaa uma dhigo darmada nimaa idifaaceheyn Mindhaa uma daadahsho ubad dareen qaran midaan laheyn mindhaa uma shido dabka midnimo nimaa doonaheyn Mindhaa nin dantiisa gabay jaclkeyga uma darsoomo

1/12/2013 4:54:00 A


Darmaan wacan baan ahaw dadkaygu bar baariyaw degaankeydu wacan yahay

Calan deeqa harsatoo lagu daah daahshoo aqoon lagu daahdahshee
Mindhaa damiirkey ma qaldamee
Mindhaa Nin aan I difacaheyn mindhaa uma dhigo firaash
Damiirkey maqaldame qaranimo la iguma horeen damiirkeyga ma qaldamo
Mindhaa uma dhigo darmada nimaa idifaaceheyn
Mindhaa uma daadahsho ubad dareen qaran midaan laheyn
mindhaa uma shido dabka midnimo nimaa doonaheyn
Mindhaa nin dantiisa gabay jaclkeyga uma darsoomo
 

Warar kale oo xiiso leh halkaan ka aqriso.


FG: Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.

Fikirkaaga hoos kadhiibo:





Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com