xoghayaha Guud ee Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo Muqdisho soo dhaweyn loogu sameeyey
C/qaadir M.Nuur waxaa uu sheegay inuu Xamar u yimid shir wasaarada arimaha dibada Soomaaliya ay isugu yeertay dhamaan howlwadeenada safaaradaha Soomaaliya ee dunida ku kala yaal kaasoo looga hadli doono arimo wasiirka arimaha dibada ay shirka ka sheegi doonto.
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay xoghayaha Guud ee Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga C/qaadir Maxamed Nuur ( Jaamac ) kaa soo ka soo degay garoonka diyaaradaha adan cade ee Muqdisho.
Mas’uulkaani oo markii lagu soo dhaweetat garoonka diyaaradaha Aadan Cadde la hadlay saxaafada ayaa u sheegay inuu ku faraxsan yahay sida Dowladu u soo dhaweysay waxaana uu sharaxaad ka bixiyay ujeedka uu Muqdisho u soo gaaray madaama uu ka howlgalayay safaarada Soomaaliya ee dalka Turkiga.
C/qaadir M.Nuur waxaa uu sheegay inuu Xamar u yimid shir wasaarada arimaha dibada Soomaaliya ay isugu yeertay dhamaan howlwadeenada safaaradaha Soomaaliya ee dunida ku kala yaal kaasoo looga hadli doono arimo wasiirka arimaha dibada ay shirka ka sheegi doonto.
“waxaan ku faraxsanahay in wasiiro iyo xildhibaano Dowlada ka tirsan ay igu soo dhaweeyaan dalka,waxaana u nimid shir wasaarada arimaha dibadu noogu yertay inay muqdisho u nimaadno”ayuu yiri C/qaadir Maxamed Nuur ( Jaamac )
Mar uu saxaafada wax ka weydiisaya waxqabadkooda ka safaarad ahaan ayuu tilmaamay inay shaqo adag qabtaan sida ka shaqeynta xiriirka labada Dowladood isagoo tusaale u soo qaatay guud ahaan safarada madaxdu ku tagaan dalka turkiga inay iyagu diyaariyaan sidii kale soomaalida u safarta dalkaasi inay u fududeeyaan wixiii isku xir ah .
Sidoo kale mar uu ka hadlayay ardeyda Soomaaliyeed ee d alka Turkiga waxbarashada u joogta ayuu sheegay inay ka war hayaan ayna u adeegaan dhamaan wixii ay safaarada uga baahdaan,sidoo kale ay ku dhiiri geliyaan sidii ay dalka ugu laaban lahaayeen marka ay wax bartaan.
“haa ardeyda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga waan ka war heynaa xaaladooda caafimaad iyo mida wax barasho”ayuu yiri xoghayaha safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga kaasoo Muqdisho soo gaaray

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )