dalka Faransiiska oo amaankiisa adkeynaya si looga hortago weerar ka dib markii ciidamada Faransiiska ay howlgalo ka fuliyeen dalalka Soomaaliya iyo Mali
Mr. Hollande ayaa sheegay inay jiri doonaan ilaalin dheerad ah oo lagu sameeyo sida uu yiri goobaha bulshada iyo gaadiidka dadwaynaha si looga hortago qaraxyo iyo weeraro ka yimaada dhinacyadii weerarka ay ku qaadeen ciidamadooda, wuxuuna sheegay in heegan sare la geliyey ciidamadooda kala duwan.
Madaxweynaha dowladda Faransiiska Francois Hollande ayaa sheegay inuu adkeyn doono ammaanka dalka Faransiiska si looga hortago weerar ka dib markii ciidamada Faransiiska ay howlgalo ka fuliyeen dalalka Soomaaliya iyo Mali kuwaas oo ay kadhasheen dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacydii dagaalamay oo uu Faransiisku ku jiro.
Mr. Hollande ayaa sheegay inay jiri doonaan ilaalin dheerad ah oo lagu sameeyo sida uu yiri goobaha bulshada iyo gaadiidka dadwaynaha si looga hortago qaraxyo iyo weeraro ka yimaada dhinacyadii weerarka ay ku qaadeen ciidamadooda, wuxuuna sheegay in heegan sare la geliyey ciidamadooda kala duwan.
Dalka Mali ciidamada Faransiiska waxay weerar cirka ku qaadeen ciidamada islaamiyiinta ee la wareegay waqooyiga iyo bartamaha dalkaasi, wuxuuna Madaxweynaha Farsiisku ku dooday inay khasaaro u gayteen waxa uu ugu yeeray cadawgooda laakiin aysan howshu wali dhamaan.
Ciidamada dowladda Mali ayaa sheegay inay dib u qabsadeen magaalada Konna iyagoo kaashanaya ciidamada Faransiiska, waxay sheegeen inay dileen illaa boqol ka mid kooxaha mucaardka, iyadoo dhinaca kale la sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay dalka Maali lagu dilay 71 ka mid ciidamada dowladda Maali, waxaana jira cabsi ku saabsan dagaalo dheeraad ah oo lagu cabso ka qabo inay ka dhacaan gudah dalka Maali, iyadoo Faransiisku uu sidoo kale sheegay in ciidamo si gaar ah u tababaran uu u dirayo dalka Maali si ay gacan u siiyaan ciidamada dalalka Naajeeriya, Sinigaal, iyo ciidamada dalka Maali oo iyaga gacan la siinayo

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )