Gawaari mareysay wadada isku xirta magaalooyinka Nairobi iyo Gaarisa oo jidka loo galay iyo qasaare ka dhashay
Labada qof oo ka mid ahaa rakaabkii saarnaa gaariga ayaa isla goobta ku dhintay, halka sedex kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo dhaawacooda loo qaaday isbitaalka Gaarisa, waxaana lagu soo waramayaa in raggii hubeysnaa ee gaariga rasaasayey ay goobta isaga cararen iyagoo aan wax xatooyo ah u geysan rakaabkii saarnaa gaarigaasi
Laba qof ayaa ku dhintay weerar ay Rag hubaysayn ku qaadeen gaari Bus ah agagaarka deegaanka Bagale oo ku yaalla waddada wayn ee isku xirta magaalooyinka Nairobi iyo Gaarisa, waxaana la sheegay in weerarkaasi ay dad kale ku dhaawacmeen.
Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxay ka mid ahaayeen dad rakaab ah oo saarnaa bas ku sii jeeday magaalada Mandhera, waxaana weerarka uu yimid ka dib markii kooxo hubeysan ay ka soo baxeen gaari yar ka dibna ay isku hor gudbeen baska ka dibana ay raasaas ooda uga qaadeen gaarigaasi halkaasi oo ay ku dileen 2 ruux kuwo kalena ay ku dha weceen.
Labada qof oo ka mid ahaa rakaabkii saarnaa gaariga ayaa isla goobta ku dhintay, halka sedex kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo dhaawacooda loo qaaday isbitaalka Gaarisa, waxaana lagu soo waramayaa in raggii hubeysnaa ee gaariga rasaasayey ay goobta isaga cararen iyagoo aan wax xatooyo ah u geysan rakaabkii saarnaa gaarigaasi.
Lama oga illaa iyo hadda sababta ay raggani u weerareen gaarigaasi oo la sheegay inuu waday dad rayid ah, waxaase la sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa dalka Kenya ay goobta soo gaareen, lamana sheegin ilaa hadda cid ay u soo qabteen weerarkaasi,waxase la sheegay inay baariytaano ku sameeyeen goobo kala duwan oo ku yaala agagaarka halkii uu weerarku ka dhacay.
Ma aha markii ugu horeysay ee uu weerar lagu qaado gaadiid ku sii jeeday magaalada Mandheera, iyadoo taasi ay wehliso weeraro joogto ah oo lagu hayo ciidamada Kenya ee ku sugan magaalooyinka kala duwan ee dalka Kenya, iyadoo dhinaca kale dalka Kenya ay ka jirto in dadka ay isku dilayaan aanooyin qabiil iyo arrimo ku saabsan doorashooyinka la filayo inay dhawaan ka dhacaan gudaha dalka Kenya.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )