dhismooyin si sharci daro ah loo lagu burburiyey dagmada xamarweyn ( DAAWO SAWIRADA )
Ciidamada ayaa gacantooda ku burburinaya sandaqadaha sharci darada lagu dhisay ee laamiga dhexdiisa kuwaasoo horena dhowr mar digiin loogu jeediyay balse badankood dhagaha ka fureysteen digniinta.
Guud ahaan suuqa Xamar weyne ayaa maanta waji cusub yeeshay waxaana uu u ekaaday meel xasarad colaadeed ay ka jirto markii ciidamada Amisom iyo kuwa Soomaalida ay maanta ku dhaqaaqeen bur burinta goobaha ganacsi ee sida sharci darad ah loo dhisay.
Ciidamada ayaa gacantooda ku burburinaya sandaqadaha sharci darada lagu dhisay ee laamiga dhexdiisa kuwaasoo horena dhowr mar digiin loogu jeediyay balse badankood dhagaha ka fureysteen digniinta.
Saaka ilaa barqadii maanta waxaa suuqa xamarweyne aad looga dareemay sawaxanka iyo buuqa ka dhashay burburinta goobaha ganacsi ee sida sharci darada ah looga dhistay laamiga qarkiisa.
gudoomiyaha degmada Xamarweyne C/laahi Ibraahin Gardhuub ayaa ka mid ahaa mas’suuliyiintii timid suuqa ee goob jooga ka ahaa howlgalka Burburinta kuwaasoo sheegay in digniin kadib maanta la joogi fulinta amarka Dowlada ee ah in la baneeyo meelaha sandaqadaha laga dhistay ee laamiga qarkiisa ah.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.








VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )