Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )
Arday tiradoodu ay gaareyso illaa 430 oo maanta u fariisatay Imtixaankii kama dambeysta ahaa ee Jaamacada Somalia
Arday tiradoodu ay gaareyso illaa 430 oo maanta u fariisatay Imtixaankii kama dambeysta ahaa ee Jaamacada Somalia kuwaasoo muudo sanado ah wax ka baranayey kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadaas ay ka kooban tahay sida uu sheegay gudoomiyaha Jaamacada Axmed C/wali Sh. Yuusuf Direed.
Gudoomiyaha ayaa intaa ku daray in ardaydan ay isugu jiraan wiilal iyo gabdho muddo sanado ah wax ka baranayey xarumaha Jaamacada ay ku leedahay H/wadaag, Km4 iyo baar Ubax, wuxuuna xusay in maanta la isugu geeyey dugiga hoose dhexe iyo sare ee Cisman geeddi Raage halkaasoo uu sheegay iney imtixaanka ku galeen.
Fasalada ay ardaydu imtixaanka ku galayeen ayaa waxaa soo kormeeray maanta madax ka socotay dowlada Somalia iyo Jaamacada kuwaasoo uu ka mid ahaa Wasiiru dowlaha wasaarada horumarinta Adeega Bulshada Xukuumada Fedaraalka Somalia Dr. Maxamuud Ismaaciil Barqadle oo sidoo kale ka qeyb galayay Munaasabado ujeedkodu ahaa dhagax dhiga Isbitaal cusub iyo waliba furitaanka Laporotary ama Sheybaar casri ah oo ay dhamaan yeelanayso jaamacada Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha wasaarada horumarinta adeega bulshada ee Xukuumada Somalia Dr. Maxamuud Ismaaciil Barqadle ayaa u mahad celiyay maamulka Jaamacada Somalia iyo Jaamacadaha kale ee dalka oo uu uu ku amaanay sare u qaadidada waxbarshada dalka isagoo sheegay in wasaarada horumarinta adeega bulshada ay bilaabayso dib u soo celinta adeegayada waxbarsho ee uu lahaa dalka.
Wasiiru dowlaha wasaarada horumarinta Adeega Bulshada XukuumadaSoomaaliya Dr. Maxuud Ismaaciil Barqadle iyo Gudoomiyaha Jaamacada Soomaaliya Maxamed C/wali Sh. Yuusuf Direed ayaa si wadjir ah u dhagax dhigay Isbitaal ay Jaamacadu yeelanayso.
Sidoo kale, masuuliyiintan ayaa xariga ka jaray Sheybaar casri ah oo ay yeelatay jaamacasa Somalia iyadoo wasiiru dowlaha uu sharaxaado ku aadan qaabka loogu shaqeynayo qalabka yaala sheybaarka dhageystay aradayda tababarka ku jirtay.
Gudoomiyaha Jaamacada Somalia Maxamed C/wali Shiikh Yuusuf
(Direed) oo ayaa sheegay in isbitaalka maanta loo dhagax dhigay Jaamacada uu yahay mid ay wax ku baran doonaan ardayda dhigata kuliyadaha caafimaadka ee jaamacada ayna ka faaiideysan doonaan dadweynaha ku nool nawaaxigha isbitaalka.
(Direed) oo ayaa sheegay in isbitaalka maanta loo dhagax dhigay Jaamacada uu yahay mid ay wax ku baran doonaan ardayda dhigata kuliyadaha caafimaadka ee jaamacada ayna ka faaiideysan doonaan dadweynaha ku nool nawaaxigha isbitaalka.
“Sidoo kale Sheybaarka maanta xariga laga jaray waxaa isna ka faaiideysan doona ardayda jaamacada muddo badan ayaa dhismihiisa lagu howlanaa qarash badana waa ku baxay hadase ilaahay mahadii waa diyaar” ayuu intaa ku daray Gudoomiyaha Jaamacada Somalia Maxamed C/wali Shiikh Yuusuf (Direed).

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )