Askari ka tirsanciidamada dowlada oo si xirfadeysan loogu toogtay teree dishe halka mid kalana lagu dilay ......
Wararka ayaa tilmaamaya in raga xirnaa dareyska ciidamada ay ahaayeen xoogaga Alshabaab islamarkaana ay si farsameysan ku wateen askariga iyagoo isaga dhigayay ciidamada Dowlada balse markii ay geeyeen teree dishe ay toogteen
Sida ay tibaaxayaan Warar laga helayo duleedka koonfureed ee Muqdisho ayaa sheegaya in rag xiran dareyska ciidamada Dowlada inay kaxaysteen askari booliis ah kadibna ay ku soo dileen deegaanka taree dishe ee duleedka Xamar.
Wararka ayaa tilmaamaya in raga xirnaa dareyska ciidamada ay ahaayeen xoogaga Alshabaab islamarkaana ay si farsameysan ku wateen askariga iyagoo isaga dhigayay ciidamada Dowlada balse markii ay geeyeen teree dishe ay toogteen.
Askariga Boliiska ah ayaa la sheegay inuu ka howlgalayay magaalada Muqdisho balse si farsameyn loogu kaxeystay halka lagu soo diley,iyadoo aaney wax war ah wali ka soo bixin qeybtii uu ka tirsana askarigaasi.
Sidoo kale askari dowlada ka tirsan ayaa askari kale uu xalay ku dilay degmada Garbahaarey ee xarunta Gobollka Gedo,waxaana ka hadlay dilkaasi Iimaan Cadoow gudoomiyaha Dagmadda Garbahaareey kaasoo sheegay in ay maxkamad soo taagi doonaan askariga dilka gaystay.
Gudoomiyaha waxaa xusay in dilka askariga ay timid markii is faham daro iyo muran uu soo kala dhexgalay labada midna wax dilay iyo midna la dilay sidaana ay ku timid in dilku ku yimaado.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )