Raiisal wasaare saacid oo saaka Booqashooyin ku kala bixiyey goobo ka tirsan Muqdisho iyo Magaalada marka Cadeey
Raiisal wasaaraha ayaa markii uu dhameystay booqashadiisu u gudbay dhanka Gobolka sh.dhaxe magaalo madaxdiisam marko
Ra’iisulwasaaraha Xukuumada Faderaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shir doon saacid iyo xubno isaga la socday ayaa saaka booqday isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho kaasoo la dhigay ciidamadii ku dhaawacmay qaraxii dhawaan ka dhacay madaxtooyada.
Raiisal wasaaraha ayaa markii uu dhameystay booqashadiisu u gudbay dhanka Gobolka sh.dhaxe magaalo madaxdiisam marko wuxuuna diyaara dheli kobter ah ka raacay garoonka Muqdisho
Xubnaha raisul wasaare Saacid ku wehliya safarkiisa ayaa waxaaa ka mid ah wasiirka warfaafinta, C/llaahi Ciilmooge Xirsi, wasiirka arrimaha gudaha C/kariin Xuseen Guuleed, wasiirka difaaca C/xakiin Xaaji Fiqi, Wasiirka Maalliyadda Max’uud Xasan Suleymaan, Taliyaha Ciidammada Booliiska Jen. Shariif Sheekhunaa Maye, Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. C/qaadir Cali Diini, Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed Eng. Axmed Macalin Fiqi, iyo madax kale

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )