Gaari Aan Xabadi karin oo loo qoondeeyey Ninka Noqdo Gudoomiyaha Goboladda Jubboyinka Yaa Nasiib leh waa kee ?
Dhinaca kale magaaalada kisamaayo Kismaayo waxaa ka socda dhaqdhaqaayo siyaasadeed oo ay wadaan ragga uu damacu kaga jiro inay u tartamaan jagooyinka sarsare ee maamulka halkaasi laga dhisayo ,waxaana sida warku sheegayo ay siyaasiyiintaasi kulamo gooni gooni ah la yeelanayaan qaar kamid mid ah beelaha halkaasi ku sugan iyo odayaal iyo waxgarad kala duwan si ay umiisaamaan
Wararka naga soogaaraya magaalada kismaayo ayaa sheegaya in gaarigii ugu horeeyay ee aan xabaddu karin laga soo dajiyay magaalada Kismaayo, xili ay halkaasi ka socdaan qabanqaabada shirka lagu yagleelaayo maamul goboleed ay yeeshaan labada Jubba iyo Gedo.
Gaarigaasi ayaa sida ay u sheegeen ilo wargal ahi waxaa mulkiyaddiisa la gudoonsiiyay gudoomiyaha ku meel gaarka ah ee Kismaayo ahna hogaamiya Kaambooniyiinta, Sh. Axmed Madoobe, ahna ninka la filayo inuu ku soo baxo jagada madaxweynaha maamulka halkaasi laga dhisayo.
Sida warku sheegayo Waxaa soo gaday gaarigaasi, maamul goboleedka IGAD oo qeyb weyn ku leh sameynta maamulka laga yagleelayo magalada kisamaayo ,kuwaa soo sidoo kale balanqaaday inay bixinayaan gadiidka lagu soo daadgureynayo ergooyinka shirka kaqeybgalaya sida uu sheegay wadaad lagu magacaabo sheikh xasan oo sheegay in dhawaan ay ergooyinka shirkaasi ka qeybgalayaa ay soogaarayaan magaalada kisamaayo wuxuuna intaasi ku daray in diyaarado ay qarashkooda bixineyso igad ay ergooyinka keenayaan ka hor waqtiga loogu talo galay inuu shirku furmo oo ku aadan sida uu yiri 23ka bishaaan isagoo xusay in waqtigaasi aan xittaa halsaac dib looga dhigidoonin .
Dhinaca kale magaaalada kisamaayo Kismaayo waxaa ka socda dhaqdhaqaayo siyaasadeed oo ay wadaan ragga uu damacu kaga jiro inay u tartamaan jagooyinka sarsare ee maamulka halkaasi laga dhisayo ,waxaana sida warku sheegayo ay siyaasiyiintaasi kulamo gooni gooni ah la yeelanayaan qaar kamid mid ah beelaha halkaasi ku sugan iyo odayaal iyo waxgarad kala duwan si ay umiisaamaan taageerada ay ka helikaraan haddiiba shirkaasi qabsoomo beelaha dhexdooda.
Masawirada siyaasiyiinta loolanka ugu jira inay xilal kaqabtaan maamulka lagu wado in lagu dhiso shirka kismaayo la qorsheeyey inuu ka dhaco 23-ka bishaan ayaa lagu arkayaa iayagoo kamuuqda gidaarada iyo goobaha farsamagaalada u ah magaaladaasi, illaa iyo hadda musharixiinta ugu cadcad hanashada xilka madaxtinimada maamulka halkaasi lagu dhisayo haddiiba uu qabsoomo.
Shirka loo madlanyahay ayaa lagu sheegayaa sheikh axmed madaoobe kaas oo hadda ah gudoomiyaha maamulka ku meel gaarka ah ee magaalada kismaayo waxaana haddii ay dhabowdo in gaari aan xabaddu Karin ay IGAD gudoonsiisay ay taasi ka dhigeysaa inuu isaga shaki laa,aan ku soobixidoono madaxweynaha maamulka kismaayo laga dhisayo inkastoo aan warkan si rasmi ah loo xaqiijin.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )