Siyaasiyiin iyo xildhibaano Ka soo Jeedo Jubooyinka oo Kulan ku yeeshay Muqdisho
Gudoomiyaha gudiyada jubooyinka C/qaadir xaaji Maxamed suldaan luga dheere oo isna halkaasi qudbad dhinacyo badan taabaneysay kajeediyey ayaa xusay in muhiim ay tahay in dowlada soomaliya ay muujiso mowqifka ay ka taagantahay maamul u sameynta gobolada jubooyinka, isagoo dhinaca kalena sheegay inaaney ka warqabin shirka lagu wado in dhawaan uu kafurmo magaalada kismaayo
Iyadoo 23,ka bishan lagu wado in magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose uu kafurmo shir looga hadlayo maamul u sameynta gobolada jubooinka ayaa waxaa kulan looga hadlay arimaha jubooyinka laguna dhaliilayey shirkaasi waxaa muqdisho ku yeeshy qaar kamid ah waxgaradka siyaasiyiinta aqoonyahanada iyo xildhibanada kasoo jeeda goboladaasi .
Kulanka ayaa intii uu soconayey waxaa hadalo kala duwan oo oo qaarkood baaq loogu dirayey dowlada soomaliya kajeediyey qeybihii kasoo qeyb galay, waxaana si wada jir laisugu raacay lagama maarmaanimada in dib loo dhigo shirkaasi oo sida lagu sheegay kulanka aaney u dhameyn beelaha wada daga gobolada jubooyinka .
Ugu horeyn siyaasiga c/qaadir shido oo ku hadlayey afka dhinacyada maanta kulanka ku yeeshay muqdsho ayaa halkaasi ka aqriyey war saxaafadeed ka koobnaa ilaa iyo dhowr qodob oo laga soo saaray kulankani oo mudo badan so soconayey .
Gudoomiyaha gudiyada jubooyinka C/qaadir xaaji Maxamed suldaan luga dheere oo isna halkaasi qudbad dhinacyo badan taabaneysay kajeediyey ayaa xusay in muhiim ay tahay in dowlada soomaliya ay muujiso mowqifka ay ka taagantahay maamul u sameynta gobolada jubooyinka, isagoo dhinaca kalena sheegay inaaney ka warqabin shirka lagu wado in dhawaan uu kafurmo magaalada kismaayo .
Ugu dambeyn qaar kamid ah waxgaradkii ka qeybta ahaa kulankii maanta looga hadlayey maamul u sameynta jubooyinka ayaa ku taliyey in beelaha wada daga jubooyinka ay is biirsadaan kana fakaraan sida ugu fudud ee nidaam iyo kala dambeyn iyagu ay u sameysan karaan

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )