xisbiga Kulmiye oo dhawaan la filayo in loo tartamo
Dadkaasi oo ay ugu tun weynaayeen ka sakow muusi biixi, cabdi casiis samaale iyo maxamed Kaahin.
Waxa maalmahan hadal hayteedu suuqa ku jirtay khilaafka ka dhashay loolanka loogu jiro guddoomiye nimada xisbiga Kulmiye oo la finayo in dhawaan shirweyne lagu soo doorto.
Khilaafkaasi oo ifka u soo baxay ka dib markii ay isa sharaxeen dad badan oo hunguri kaga jiro in ay jagada gudoomiyenimada xisbul xaakimka kulmiye qabtaan.
Dadkaasi oo ay ugu tun weynaayeen ka sakow muusi biixi, cabdi casiis samaale iyo maxamed Kaahin.
Waxa iyana jirtay in guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga kulmiye xildhibaan waabeeye iyo gudoomiyaha golaha dhexe Jaamac shabeel ay ka sanqadhiyeen in madaxweyne siilaanyo isu taagayo jagada murashaxa xisbiga.
Arintaasi oo diirka ka qaaday in muuse laga tukhaantukhiyo hogaanka ku meel gaadhka ah ee madaxweyne siilaanyo ku wareejiyay maamlihii uu la muqlaysnaa guusha uu ka soo hooyay doorashadii 2010 dalka ka dhacday.
Hadaba waxa iyagu si cad arintan uga hadlay suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan maxamed suldaan cabdi qaadir iyo beeldaajiye xaaji cabdi waraabe oo is barbartaagay muuse biixi sheegayna in uu muuse biixi looga tanaasulo jagada gudoomiye ee xisbiga oo hore loogu wareejiyay.
Waxaanu muuse biixi ku diirsaday hiilka hagar la’aanta ah ee uu ka helay abtiyaashii Hadaba arintani ayaa waxa ay i xasuusisay maalmihii xisbiga UCID laysku qabsaday ee la doonay in xisbiga laga fara maroojiyo Faysal cali waraabe.
Faysal maalintaa waxa garab istaagay reer tolkii balse abtiyaashii wax hiil ah may siin.
Faysal maalintaa waxa garab istaagay reer tolkii balse abtiyaashii wax hiil ah may siin.
Hadaba akhrise miyaanay cadeen in muuse biixi ka abtiyaal wanaagsanyahay faysal cali waraabe.
Warsame Siyaad Nuur

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )