Ispitalka ( Finsom) ee dagmada afgooye waxaa maal galiya wasaarada arimaha dibada ee filand wuxuuna daboolay baahida ispital ee degaanka ka jirtay

Jan:21 Source: Somalisan news

dalka Somaliya oo 20 ka sano ka dib ay weli shaqeynayaa howlihi adeega bulshada waxaana ka mid ah ispitalka hooyada iyo dhalaanka( Finsom) ee dagmada afgooyeee gobolka Sh/hoose.

oo ay maalgaliso wasaarada arimaha dibada ee dalka filand soona marsiiso dhaqaalaha hay.adda finsom oo ka kooban dad Somali ah iyo kuwo finish ah wixii daawo iyo qalab ah waa xagooda .

sida uu kaga warbixiyey ururka Finland-Somalia Association finsom Dhaqtar ka ispitalka Dr Maxamed Xasan Cilmi Howlaha Ispitalka hooyada iyo dhalaanka ee finsom dagmada Afooye ee gobolka Sh/hoose.
wuxuu dabooley baahidii ispitalka .

waxaa ku dhashay ispitalka ( Finsom)
Bishii Abrile 2005 ilaa dicember 2009 waxaa ku umulay 4044 haween ah oo dhaamantood cafimaad qaba hooyadii iyo dhalaankiiba kuwaa oo si nabad ah ugu umulay waxaana lagu daweeyey 20541 haween iyo dhalaan ah .

warbixintii Dr Maxamed Xasan Cilmi oo cod ah si aad u dhageysato
riix halkaan


Dhanka kale waxaa ku dhintay Ispitalka ( Finsom)
26 ilmo kuwaas oo ka soo dib dhacay xiligii foosha oo 15 ka mid ah ay ahaayeen wiilal halka 11 ka kale ay ahaayeen gabdho .

Figradi ka daneysay ayaa aheyd si aqoonta umuliso dhaqameydyada kor loogu qaado si loo yareeyo dhibaatooyinka ku dacha hooyooyinka xiliga ay foolanayaan xirfad xumo owgeed sidaa darted ayaa waxaa arntaan iska kaashdantaan iska kaashdabatuulo isasaq iyo umulisooyinkii dagmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.
si loo yareeyo dhibaatooyinka hooyooyinka ku dahcawaqtiga ay foolanayaan .sidaa ayaa looga dhigay xarun ay ku tababartaan umuliso dhaqameeyda deegaanka Afgoye .

Dhaqtarka guud ee ispitalka ( VMS) finsom Dr Maxamed Xasan Cilmi ayaa ka war bixiyey wax qabadkii tan iyo markii la saasay 2002dii xilaa 2005tii oo ay tabar loo furey umulo dhaqameedyo gaaraya 367kuwaas oo ka kala yimid 32 tuulo oo u dhowdhow dagmada Afgooye waxayna si mutadawac nimo ah Volunteer for Medical Service (VMS).
u guteen howlahoodii ka dib karkii ay dhaemysteen tababarkii umuluso oo ay ka heleen maamulka ispitalka iyaga oo noqday xirfadlayaal waxayna ka howgalaan tuulooyinkii markii hore tababarka u soo dirsaday .


Ispitalka( Finsom)
ayaa waxaa maal galiya wasaarada arimaha dibada ee dalka fiilaan oo dhawaalaha soo amrsiiso ururka finsom waxaana xiririy ee ka ah ururka Finland-Somalia Association batuulo ISaaq Maxamed ayaa laheyd fikirka lagu aasaasay ispitalka oo iaydu holwgalisay mudadii u shaqeynayey waxaana sanadii 2005tii ku dhashay 624 caruur ah iyada oo lagu daweeyey 2075 dhalaan iyo hooyo ah 2006dii waxaa ku dahshay 744 caruur ah iyada oo lagu daweeyey 2749 haween iyo dhalaan ah 2007dii waxaa ku dhashay 963 iayda oo lagu daweeyey 3489 haween iyo dhalaan ah ,2008dii waxa aku dhashay 805 caruur ah iyada oo lagu daweeyey 5934 haween iyo dhalaan ah 2009kii waxaa ju dhashay 908 caruur ah iyada oo lagu daweeyey 5464
Guud ahaa waxaa ku dhasjhay gudaha ispitalkaan intii u shaqeynayey 4044 caruur somaliyeed ah halka lagu daweeyey 20541 haween iyo dhalaan ah .

Ispitalka ururka Finland-Somalia Association ( Finsom) ayaa waxaa ka howlgala 20 shaqaale ah waxayna kala yihiin 2 dahqtar 3 waardiye iyo 15 umuliso xirfadlayaal ah kuwaa oo horey ispitalku u soo barey habka ugu fudud ee wax loo umuliyo
Dhanka tababarada u bixiyey ayuu shegay dhaqtarku in ay garayaan laba dufcadood ooh orey uga baratay 10 umuliso halka ah hadana dhaenysteen xirfadooda umuliso nimo 12 kale oo dhamaantood ah dadka deegaanka
Howlaha u qabto ispitalka V.M.F ayaa ha wacyigalinta H.I.V iyo gudniinka fircooniga ah nafaqada hooyada uurka leh iyo dhalaanka,malaariyada ,cudurada kadimareenka ,iyo xubnaha taranka .


Ispitalka ururka Finland-Somalia Association( Finsom)
dhisidiisa iyo daawada iyo qalabeyntiisa waxaa kafala qaaday wasaarada arimaha dibada ee dowlada Finland waxaana xiriiriye ka ah batulo isaqa Maxamed iyada oo dhaqaalaha la soo amrsiiyo hay.adda finsom .
Ujeedadad ugu weyn ee loo aasaasay Ispitalkaan ayaa ah lagu yareeyo dhimashadii iyo dhibaatooyinkii ku dhici jirey hooyada iyo dhalaanka .
Ispitalka ururka Finland-Somalia Association ( Finsom)
ayaa waxaa taal hada ilaa 8 sariir waxaana intaa u dheer 2 sariir oo haweenka lagu umuliyo xiliga foosha heyso


































More than 908 pregnant women gave birth, 5934
others got medical treatment at Finn-Som Clinic in
Afgoi town in 2009

AFGOI ( Somalisan.com ) – More than 908
pregnant women gave birth, 5934
others got medical treatment
at Finn-Som Clinic in Afgoi town in 2009

What do you know about Finn-Som Clinic
since its establishment in 2005?


Finn-Som Clinic
is a Maternity clinic that provides medicine and health care for the women and children
in Afgoi town and villages around the town in Lower Shabelle region. It also trains midwives in the villages around the town.

(Watch pictures)


If we glance the foundation of the hospital, Finn-Som Clinic was firstly established in 2002 and started working in 2005 as there have been great needs of such hospital to train women to help and care the pregnant women in southern Somali especially Lower Shabelle region

More of the Somali journalists visited the compounds of the hospital on Wednesday and covered more information about the clinic tasks that the hospital and its staff were providing to the people.

Batulo Issak was the first Somali girl that had the theory of the clinic to develop the health care of the women and children of Afgoi town and up to 32 villages around the town. The Clinic is supported by the organization of Finland-Somalia Association which played crucial role for the building of the Maternity clinic, medicine and the clinical instruments via Volunteer for Medical Service (VMS).

At least 624 women gave birth in the clinic while 2705 others were cured in the first year it started working in 2005. Most of those people were from the villages around Afgoi town in Lower Shabelle region.

In 2006, 744 children were born in the hospital and 2744 women were hospitalized in the hospital as more other women from the same region were also medicated.

In 2007, the doctors of the Maternity clinic had achieved to operate 963 women and made nutrition for more than 3489 women.

In 2008, 805 women had been operated and given birth children in the clinic while 5464 women were cured successfully.

In the last year 2009, more than 908 pregnant women from various sides in the region were brought in the hospital who lastly got good care and successful treatment in the clinic. In the Same year 5934 were also treated.

Dr. Mohamed Hassan Elmi, the highest doctor of Finn-Som clinic for the women and children said in an interview with journalists that they had trained at least 367 women to be midwives and help the women and the children of the town and the others ones from the areas.

“The main reason that the hospital opened was to reduce the problems of the children and women. To help the pregnant women to bearing and develop the experience of the midwifes,” said doctor Mohamed
“The most important awareness trained for the women are consciousness of HIV/Aids, nutrition of the mother and the children, breast feeding, protecting the malaria, Faronic circumcision and other diseases of urethra and wombs,” added the doctor.

Fa’iso Hussein Sharif, one of the midwives of Finn-Som Clinic told reporters that that they some times help the weakest pregnant women from the far away areas in the region adding that about 26 children including sons and daughters died in the hospital during their giving birth process.

She said that the Finn-Som Maternity Clinic staff provided healthy medication to the mothers without paying money, but those siblings died for the sake of God (Allah).

Finn-Som Maternity Clinic is the only health centre that all the people, mothers and children of Afgoi town and the other villages around the town in Lower Shabelle region get health care and medicine and its doctors consists of 15 midwives with 8 beds to sleep the operated women and 2 emergency operating beds for the pregnant women.

Muuse maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666

 

Ku Laabo Bogii hore