Madaxa garsoorka ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax Bam oo nooca
gacanta laga tuuro ah islamarkaana aanu gaysan wax qasaare ah
sida uu Saxaafada Ushegay.
Mar wax laga waydiiyay dakii kadanbeeyay falkaan ayuu sheegay
in aan laqaban balse weli lagu raad joogo hadii alle idmio la
soo qabna doono waa sida uu hadalka u dhigay.
Waxaa soo noqnoqda weerarada lagu haayo madaxda Xizbul Islaam
ayada oo weerarkaan kii ka horeeyay uu ahaa kii lagu weeraray
taliya ciidamada Xisbul Islaam Bare Cali Bare islamarkaan aan
la ogayn cida weerarkaasi gaysatay
Si kastaba ha ahaatee weerardan is dabajoog ah eel ala beegasanaayo
madaxada ururka Xisbul Islaam ayaan ahan wax ku cusub Xisbul Islaam
lamagarnayo ialaa hada cida sida tooska ah uga adanbeeyasa weeraradaan.
Muuse maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666
|