
Ninka u dhashay dalka Eretrea oo haysta
dhalshada wadnaka Sweden ayaa waxaa laga soo qabtay wadanka Nageria
halkaas oo ay ka sooqabateen sirdoonka dalak Maraynkanka ee looyaqaano
FPI da oo raadinysay.
Ninkan ayaaa la sheegay in uu ka soo dagaalmay dalka Soomaaliya
isaga oo tababar ku sooqaatay sida ay sheegtay FBI-da magaalada
Kismaayo .
Sidookale waxa ay maraykanku sheegeen in ninkaani uu xiriir la
lahaa Xarkada Al-shabaab ee kadagaalanta dalka Soomaaliya.
Maxamed Ibraahim Axmed ayaa la sheegay in la geeyay maalinimadii
sabtidii magaalda New York isaga oo lagu eedeeyay in uu xiriir
la lahaa Xarakada Mujahidiinta Al-shabab ee ka dagaalanta Soomaaliya.
Waa markii ugu horaysay ee dowlada Maraykanku ay soo qabtaan nin
udhashay dal kale oo ay maxkamd ku saaraan dalka Mraykanka.
Sikastaba ha ahaatee Maraykanka ayaa sheegay in hadii ay ku wayaan
wax denbi ah Maxmed Ibraahim la sii dayn doono marka dacwadiisu
dhamaato
Muuse maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666
|